{"id":63977,"date":"2021-06-05T20:09:05","date_gmt":"2021-06-05T20:09:05","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63977"},"modified":"2021-06-05T20:09:05","modified_gmt":"2021-06-05T20:09:05","slug":"boqorka-dalka-biljimka-oo-la-hor-dhigay-qadiyadda-ictiraaf-raadinta-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/06\/05\/boqorka-dalka-biljimka-oo-la-hor-dhigay-qadiyadda-ictiraaf-raadinta-somaliland\/","title":{"rendered":"Boqorka Dalka Biljimka Oo La Hor-dhigay Qadiyadda Ictiraaf-raadinta Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) &#8211; Dirk Lenaerts oo ah qoraa u dhashay Dalka Biljimka, ayaa Warqad u diray boqorka dalka Biljimka.<\/p>\n<p>Dirk Lenaerts, ayaa Warqadda uu u qoray Boqorka dalkiisa Biljimka, wuxuu ku waydiistay inuu ka hadlo Aqoonsiga Somaliland isla-markaana uu Wasiirka Arrimaha dibedda ee Biljimka ka dalbado inay arrinta Somaliland horgeyso midowga Yurub.<\/p>\n<p>Sidaa waxa lagu sheegay Qoraal lagu baahiyey Bog Twitter-ka ah oo looga ololeeyo Qadiyadda Ictraaf-raadinta\u00a0<a href=\"https:\/\/twitter.com\/Somaalilanders\/status\/1399984213395394563\">https:\/\/twitter.com\/Somaalilanders\/status\/1399984213395394563<\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Qoraalka lagu baahiyey Twitterka ee arrintan lagu sheegay oo koobnaa ayaa lagu yidhi\u00a0 \u201cDirk Lenaerts wuxuu Shalay warqad u diray Boqorka Biljimka, waxaanu kaga codsaday inuu Wasiirka Arrimaha dibedda ee Biljimka kala hadlo Ictiraafka Somaliland, si ay arrintan hor-geyso Midowga Yurub..\u201d<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) &#8211; Dirk Lenaerts oo ah qoraa u dhashay Dalka Biljimka, ayaa Warqad u diray boqorka dalka Biljimka. Dirk Lenaerts, ayaa Warqadda uu u qoray Boqorka dalkiisa Biljimka, wuxuu ku waydiistay inuu ka hadlo Aqoonsiga Somaliland isla-markaana uu Wasiirka Arrimaha dibedda ee Biljimka ka dalbado inay arrinta Somaliland horgeyso midowga Yurub. Sidaa waxa lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63980,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-63977","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/sddefault-7.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gDT","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63977","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63977"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63977\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63981,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63977\/revisions\/63981"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63980"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63977"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63977"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63977"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}