{"id":63973,"date":"2021-06-05T19:32:19","date_gmt":"2021-06-05T19:32:19","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63973"},"modified":"2021-06-05T19:32:19","modified_gmt":"2021-06-05T19:32:19","slug":"danjiraha-somaliland-u-fadhiya-norwey-oo-sheegay-heerka-qadiyada-somaliland-ay-gaadhsiisay-doorashadii-31may","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/06\/05\/danjiraha-somaliland-u-fadhiya-norwey-oo-sheegay-heerka-qadiyada-somaliland-ay-gaadhsiisay-doorashadii-31may\/","title":{"rendered":"Danjiraha Somaliland U Fadhiya Norwey Oo Sheegay  Heerka Qadiyada Somaliland Ay Gaadhsiisay Doorashadii 31may"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) \u2013 Safiirka Dawladda Somaliland u fadhiya dalka Norway Danjire Maxamed Maxamuud Aadan (Liinan) ayaa ka hadlay doorashadii isku sidkanayd ee dalka ka dhacday 31-kii bishii hore ee May.<\/p>\n<p>Safiirka oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Oslo ee Caasimadda dalka Norway, ayaa sheegay in dunidu soo dhaweysay habkii ay doorashadu uga dhacday Somaliland, isla-markaana Somaliland qaadday Koobkii Doorashooyinka Afrika.<\/p>\n<p>Ambassador Maxamed Maxamuud Aadan (Liinan) waxa kale oo uu sheegay Dawladaha Norway iyo Denmark oo Doorashada u soo dirtay Goob-joogeyaal ay Xafiiskiisa soo gaadhsiiyeen War-bixino ah in doorashadii Somaliland ahayd mid wanaagsan, taasi oo keenaysa in Bulshada Caalamku taageerto Somaliland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) \u2013 Safiirka Dawladda Somaliland u fadhiya dalka Norway Danjire Maxamed Maxamuud Aadan (Liinan) ayaa ka hadlay doorashadii isku sidkanayd ee dalka ka dhacday 31-kii bishii hore ee May. Safiirka oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Oslo ee Caasimadda dalka Norway, ayaa sheegay in dunidu soo dhaweysay habkii ay doorashadu uga dhacday Somaliland, isla-markaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63975,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-63973","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/sddefault-6.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gDP","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63973","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63973"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63973\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63976,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63973\/revisions\/63976"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63975"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63973"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63973"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63973"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}