{"id":6396,"date":"2015-02-19T10:26:52","date_gmt":"2015-02-19T10:26:52","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6396"},"modified":"2015-02-19T10:26:52","modified_gmt":"2015-02-19T10:26:52","slug":"dawladda-libya-oo-golaha-amaanka-ka-dalbatay-in-cunaqabataynta-hubka-laga-qaadoa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/19\/dawladda-libya-oo-golaha-amaanka-ka-dalbatay-in-cunaqabataynta-hubka-laga-qaadoa\/","title":{"rendered":"Dawladda Libya Oo Golaha Amaanka Ka Dalbatay In Cunaqabataynta Hubka Laga Qaadoa"},"content":{"rendered":"<div>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/923ea0152fbc34595d687edd9d099b4b_L.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6397\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/923ea0152fbc34595d687edd9d099b4b_L-300x169.jpg?resize=300%2C169\" alt=\"923ea0152fbc34595d687edd9d099b4b_L\" width=\"300\" height=\"169\" \/><\/a><\/p>\n<p>Tripoli(AN)Dawladda Libya, ayaa Golaha amaanka Qaramada Midoobay ka codsatay in laga qaado Cuno qabataynta hubka ee saarnayd tan iyo sanadkii 2011-kii. Dawladda ayaa dallbanaysa inay dhisto ciidankeeda si ay u soo celiso kala dambeynta ugana hor tagto Kooxda Daacish ee wakhtigan dunidu ka qaylinayso.<\/p>\n<p>Maxamed \u00a0al-Dairi, wasiirka Arrimaha dibadda Libya,ayaa Golaha ka dalbaday in Cunaqabataynta la la\u2019aado \u201cLibya waxay Bulshada Caalamka uga baahan tahay in la barbar istaago si looga caawiyo Awoodda Ciidan Qaran oo ay leedahay, taasina waxay ku iman kartaa iyadoo nalaga qaado Cunaqabataynta hubka, si Ciidamadayadu u helaan Hub iyo Saanad Ciidan, si aanu wax uga qabanno Argagixisadda ku baahday Libya\u201d ayuu Wasiirku u sheegay Golaha amniga.<\/p>\n<p>Wasiirku waxa uu Golaha amaanka u sheegay in haddii laga qaadi waayo Cunoqabataynta Hubka islamarkaana aan Ciidanka la dhisin ay ka faa\u2019iidaysan doonaan Kooxaha Xagjirka ah ee dunida ku sii baahaya \u201cLibya waxay u baahan tahay in dagaalka Argagixida laga taageero. Waddankayagu wuxuu cabsi galinayaa wadamada jaarka ah\u201d ayuu sheegay Mr Dairi.<\/p>\n<p>Libya ayaa Cunaqabataynta la saaray sanadkii 2011-kii wakhtigaasi oo lagu andacoonayay in Dadka shacabka ah laga ilaalinayo Hogaamiyihii Muddada dheeraa ee Macamar Alqadaafi. Haseyeeshee waxaa wadankaasi soo food saartay amaan darro baahsan oo haatan horseeday in Kooxda Daacish ku xoogaysato, waxaana haatan duqaymo ka gaysatay Masar oo ka jawaabaysa talaabada Daacish ku dishay inka badan 20 qof oo Masiixiyiinta Masar ah.<\/p>\n<\/div>\n<p><!--EndFragme--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tripoli(AN)Dawladda Libya, ayaa Golaha amaanka Qaramada Midoobay ka codsatay in laga qaado Cuno qabataynta hubka ee saarnayd tan iyo sanadkii 2011-kii. Dawladda ayaa dallbanaysa inay dhisto ciidankeeda si ay u soo celiso kala dambeynta ugana hor tagto Kooxda Daacish ee wakhtigan dunidu ka qaylinayso. Maxamed \u00a0al-Dairi, wasiirka Arrimaha dibadda Libya,ayaa Golaha ka dalbaday in Cunaqabataynta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6397,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6396","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1Fa","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6396","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6396"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6396\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6396"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6396"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6396"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}