{"id":63824,"date":"2021-05-27T20:28:19","date_gmt":"2021-05-27T20:28:19","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63824"},"modified":"2021-05-27T21:31:56","modified_gmt":"2021-05-27T21:31:56","slug":"madaxweynaha-masar-oo-booqasho-rasmi-ah-ku-gaaray-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/05\/27\/madaxweynaha-masar-oo-booqasho-rasmi-ah-ku-gaaray-jabuuti\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Masar oo booqasho rasmi ah ku tagay Dalka Jabuuti"},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Madaxweynaha Masar , Abdelfatah Al Sisi ayaa maanta booqasho rasmi ah ku gaaray Dalka Jabuuti , si uu kulan madaxeed ula yeesho dhiggiisa Jabuuti , Ismaaciil Cumar Geelle oo halkaa ku soo dhaweeyay.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div><\/div>\n<div id=\"1412x300x250x278x_ADSLOT567\"><\/div>\n<\/div>\n<p>Booqashadan ayaa ah tii ugu horeysay ee nooceeda ah iyadoo uusan jirin madax dowladeed oo Masar ah oo waligood booqday Jabuuti.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Sida uu cadeeyay Afhayeenka Madaxtooyada Masar , Bassam Rady, wadahadaladu waxay noqon doonaan xoojinta iskaashiga labada dhinac, gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, amniga, iyo heerarka militari.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Taasi waxaa dheer sii wadista wadatashiyada iyo isdhaafsiga fikradaha ku saabsan horumarka muhiimka ah ee arrimaha gobolka ee danaha wadaagga ah.<\/p>\n<p>Arbacadii, laba diyaaradood oo militariga Masar ah oo siday raashin iyo gargaar caafimaad ayaa tagay Jabuuti si ay u taageeraan waddamada\u00a0 kale ee Afrika ee wajahaya COVID-19.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Masar , Abdelfatah Al Sisi ayaa maanta booqasho rasmi ah ku gaaray Dalka Jabuuti , si uu kulan madaxeed ula yeesho dhiggiisa Jabuuti , Ismaaciil Cumar Geelle oo halkaa ku soo dhaweeyay. Booqashadan ayaa ah tii ugu horeysay ee nooceeda ah iyadoo uusan jirin madax dowladeed oo Masar ah oo waligood booqday Jabuuti. Sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63825,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-63824","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/000_9AQ4V2.jpg?fit=270%2C180&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gBq","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63824","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63824"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63824\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63827,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63824\/revisions\/63827"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63825"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63824"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63824"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63824"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}