{"id":63790,"date":"2021-05-26T15:45:18","date_gmt":"2021-05-26T15:45:18","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63790"},"modified":"2021-05-26T15:45:18","modified_gmt":"2021-05-26T15:45:18","slug":"gudoomiye-faysal-cali-waraabe-oo-ku-baaqay-in-la-joojiyo-wada-hadalada-somaliland-iyo-dowlada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/05\/26\/gudoomiye-faysal-cali-waraabe-oo-ku-baaqay-in-la-joojiyo-wada-hadalada-somaliland-iyo-dowlada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ku Baaqay  in la joojiyo wada-hadalada Somaliland iyo dowlada Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe oo kumanaan taageerayaal ah kula hadlayay beerta xoriyada ee Hargaysa, ayaa ku baaqay in la joojiyo wada-hadalada Somaliland iyo dowlada Soomaaliya.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div id=\"1412x300x250x278x_ADSLOT567\">Faysal Cali Waraabe ayaa markale ku celiyay in dowlada Soomaaliya ay ka faa\u2019iiday wada-hadalada halka qadiyadii aqoonsi raadinta ee Somaliland uu dhawac soo gadhay.<\/div>\n<\/div>\n<p>\u201cWaxanu qabnaa in Soomaaliya wada-hadaladeeda la joojiyo, marka horeba qalad ayay inagu ahayd, way ka faa\u2019iidaysteen wada-hadaladii inagana khasaarey inoo keentay\u201d ayuu yidhi.<\/p>\n<p>\u201cNidaam iyo dowlad aan jirin ayaynu adduunka ka sharciyaynay iyaguna way ka faa\u2019iidaysteen, wixii aynu la galnay Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh way baabiisay dowladan hada joogta ee Farmaajo\u201d ayuu hadalkiisa ku daray.<\/p>\n<p>Faysal ayaa sheegay in marka ugu horeysa ee la doorto golaha wakiilada ee cusub ay horgayn doonan in wada-hadalada la joojiyo.<\/p>\n<p>\u201cBaarlamaanka cusub markuu yimaado ajendaha ugu horeya waxa weeyi in wada-hadalada la joojiyo oo inagu aynu adduunka la macaamilno\u201d ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Guddoomiye Faysal oo hore uga qayb galay wada-hadalo dhawra oo ay yeesheen Somaliland iyo dowlada Soomaaliya, ayaa hada u ollolaynaya in gabi\u2019ahaanba la joojiyo wada-hadalada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe oo kumanaan taageerayaal ah kula hadlayay beerta xoriyada ee Hargaysa, ayaa ku baaqay in la joojiyo wada-hadalada Somaliland iyo dowlada Soomaaliya. Faysal Cali Waraabe ayaa markale ku celiyay in dowlada Soomaaliya ay ka faa\u2019iiday wada-hadalada halka qadiyadii aqoonsi raadinta ee Somaliland uu dhawac soo gadhay. \u201cWaxanu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63791,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-63790","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/2021526637576107906205219.jpg?fit=660%2C388&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gAS","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63790","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63790"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63790\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63792,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63790\/revisions\/63792"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63791"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63790"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63790"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63790"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}