{"id":6377,"date":"2015-02-18T12:38:27","date_gmt":"2015-02-18T12:38:27","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6377"},"modified":"2015-02-18T12:38:27","modified_gmt":"2015-02-18T12:38:27","slug":"fanaan-caan-ka-ahaa-dalka-jarmalka-oo-ku-biiray-ururka-daacish","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/18\/fanaan-caan-ka-ahaa-dalka-jarmalka-oo-ku-biiray-ururka-daacish\/","title":{"rendered":"Fanaan Caan Ka Ahaa Dalka Jarmalka Oo Ku Biiray Ururka Daacish"},"content":{"rendered":"<div id=\"mainmenu\">\n<ul id=\"top-menu\" class=\"main-menu sf-js-enabled\">\n<li><a class=\"tooltip colorbox cboxElement\" title=\"\" href=\"http:\/\/caynabanews.com\/uploads\/article\/photo\/IMG_0384BF-441103-046B43-E1ADCC-76D38A-94B2AB.jpg\" rel=\"single\"><img decoding=\"async\" class=\"aimage\" src=\"http:\/\/caynabanews.com\/assets\/thumb.php?src=\/uploads\/article\/photo\/IMG_0384BF-441103-046B43-E1ADCC-76D38A-94B2AB.jpg&amp;h=210&amp;w=210\" alt=\"\" \/><\/a><\/li>\n<\/ul>\n<\/div>\n<div class=\"article\">\n<div class=\"left-column-single\">\n<div class=\"image-holder\">\n<div class=\"image_shaddow\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/caynabanews.com\/assets\/images\/utility\/thumb-shadow.png?resize=210%2C5\" alt=\"\" width=\"210\" height=\"5\" \/><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div id=\"article_body\" class=\"body\">Hargeysa(AN)Fanaan u dhashay dalkaasi Jarmalka oo lagu magcaabo Denis Cuspert ayaa ku biiray Dawlada Islaamiga ah ee Daacish,taas oo ay dawladaha reer Galbeedka ahi u aqoonsan yihiin koox argagixiso ah.Cuspert ayaa da\u2019ahaan noqnaaya 39 sanno jir,waxaanu hore u ahaan jiray nin heesa,kaas oo aan haysan wax diin ah,waxaanay dawlada dalkaasi Jarmalku waqtigaasi u aqoonsanayd inuu yahay nin budhcad ah.<\/p>\n<p>Ninkan fanaanka ah ayaa laba sanno ka hor qaatay diinta Islaamka,kaas oo bedelay magiciisii hore,waxaanu la baxay Abu Dalxa Al-Almani,waxaanu Maraykanku saddex toddobaad ka hor ku daray ninkaasi liiska dadka argagixisada ay u yaqaanaan,isaga oo sheegay inuu khatar ku yahay caalamka.<\/p>\n<p>Waxa la sheegayaa inay ururka khilaafada islaamiga ah ee Daacish ay ka barbar dagaalamayaan 500 oo qof oo u dhashay dalkaasi Jarmalku,iyada oo ay dawlada Jarmalku ka werwersan tahay inuu ninkaasi dad badan u horseedo inay ku biiraan dawlada Islaamiga ah ee Daacish,sidoo kalena dad badan oo isaga taageersani ay ku biiraan ururkaasi.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-ams.xx.fbcdn.net\/hphotos-xfp1\/v\/t1.0-9\/10978626_900263610024673_184359733391467184_n.jpg?oh=ae393dfbfb819789d304c8da2cc2fce7&amp;oe=55590F0E\" alt=\"\" \/><\/p>\n<div id=\"middle_article_campaign\"><\/div>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-ams.xx.fbcdn.net\/hphotos-xpf1\/v\/t1.0-9\/10994943_900263593358008_1264142313433726814_n.jpg?oh=39d51978c9f04ed0a95a858d664e32c2&amp;oe=554C4310\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/fbcdn-sphotos-f-a.akamaihd.net\/hphotos-ak-xpf1\/v\/t1.0-9\/11001804_900263623358005_5545575830492822055_n.jpg?w=696&#038;ssl=1\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-ams.xx.fbcdn.net\/hphotos-xap1\/v\/t1.0-9\/10995919_900263620024672_262804417470083382_n.jpg?oh=5f86f096ef775fbf6095f860cfad5808&amp;oe=5548F1AB\" alt=\"\" \/><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><!--End--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Fanaan u dhashay dalkaasi Jarmalka oo lagu magcaabo Denis Cuspert ayaa ku biiray Dawlada Islaamiga ah ee Daacish,taas oo ay dawladaha reer Galbeedka ahi u aqoonsan yihiin koox argagixiso ah.Cuspert ayaa da\u2019ahaan noqnaaya 39 sanno jir,waxaanu hore u ahaan jiray nin heesa,kaas oo aan haysan wax diin ah,waxaanay dawlada dalkaasi Jarmalku waqtigaasi u aqoonsanayd inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6378,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6377","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1ER","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6377","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6377"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6377\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6377"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6377"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6377"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}