{"id":63749,"date":"2021-05-23T21:36:08","date_gmt":"2021-05-23T21:36:08","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63749"},"modified":"2021-05-23T21:36:08","modified_gmt":"2021-05-23T21:36:08","slug":"hargeysa-muxuu-madaxweyne-biixi-kala-hadlay-murashaxiinta-xisbigiisa-ee-goleyaasha-deegaanka-iyo-wakiiladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/05\/23\/hargeysa-muxuu-madaxweyne-biixi-kala-hadlay-murashaxiinta-xisbigiisa-ee-goleyaasha-deegaanka-iyo-wakiiladda\/","title":{"rendered":"Hargeysa: Muxuu Madaxweyne Biixi Kala hadlay murashaxiinta Xisbigiisa Ee Goleyaasha Deegaanka Iyo Wakiiladda?"},"content":{"rendered":"<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Hargaysa(Arabsiyonews):-Madaxweynaha Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye, ayaa kulan albaabadu u xidhan yihiin xarunta Xisbiga Kulmiye ee magaalada Hargeysa kula yeeshay Murrashaxiinta Xisbiga Kulmiye ee ka sharaxan Degmada Hargeysa iyo Gobolka Maroodi jeex ee u sharaxan Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Kulankan oo ahaa mid ay albaabadu u xidhan yihiin isla markaana ay joogeen hoggaanka Kulmiye oo muddo saacaddo ah qaatay, ayaa waxa uu madaxweyne Biixi kala hadlay Murrashaxiintan iyo Hoggaanka Kulmiye sidii loo dardar gelin lahaa hawlaha doorashada iyo ololaha bilaabmaya.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Af-hayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Buuni oo ka hadlay kulankan iyo waxyaabihii lagaga hadlay, ayaa sheegay in madaxweynuhu farriin iyo dardaaran u jeediyey Murrashaxiinta Xisbiga sidii ay uga midho dhalin lahaayeen qorshaha Xisbigu ku doonayo inuu guulo waaweyn ka gaadho doorashada soo socota.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Mr. Buuni oo ka hadlayey ujeeddada uu daaranaa kulankan Albaabadu u xidhnaayeen, ayaa waxa uu yidhi \u201cMadaxweynuhu, waxa uu kulan albaabadu u xidhan yihiin la yeeshay markii uu xarunta yimid Hoggaanka Kulmiye iyo Murrashaxiinta Xisbiga Kulmiye ee Golaha Deegaanka Hargeysa iyo kuwa Golaha Wakiillada. Madaxweynuhu inkasta oo uu yahay Madaxweynihii qaranka,<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">haddana guddoomiyeyaasha Xisbiyada ayuu la siman yahay oo waa guddoomiyihii Xisbiga Kulmiye, markaa in uu farriintiisii Xisbiga iyo dardaraankiisii uu kula dardaaramayey ee la xidhiidhay doorashada mudaysan 31 May, ayuu u jeediyey Murrashaxiinta Kulmiye. Madaxweynuhu, isaga oo gudbinaya farriintii Kulmiye iyo tii guud ee qaranka, ayuu kulan la qaatay Murrashaxiinta, waxaanu madaxweynuhu kula dardaarmay Murrashaxiintaasi in ay ilaaliyaan nabadda, qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland, ixtiraamaan tartanka ka dhexeeya Murrashaxiinta kale iyo in ay u guntadaan sidii ay uga midho dhalin lahaayeen guulihii is daba jooga ahaa ee Xisbiga Kulmiye iyo midnimadii Xisbiga Kulmiye ka shaqeeyaan<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Arabsiyonews.com<\/div>\n<div dir=\"auto\">Hargaysa Office<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(Arabsiyonews):-Madaxweynaha Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye, ayaa kulan albaabadu u xidhan yihiin xarunta Xisbiga Kulmiye ee magaalada Hargeysa kula yeeshay Murrashaxiinta Xisbiga Kulmiye ee ka sharaxan Degmada Hargeysa iyo Gobolka Maroodi jeex ee u sharaxan Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka. Kulankan oo ahaa mid ay albaabadu u xidhan yihiin isla markaana ay joogeen hoggaanka Kulmiye oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62702,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-63749","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/madaxweyne-biixi.jpg?fit=696%2C554&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gAd","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63749","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63749"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63749\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63750,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63749\/revisions\/63750"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62702"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63749"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63749"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63749"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}