{"id":63702,"date":"2021-05-19T18:34:09","date_gmt":"2021-05-19T18:34:09","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63702"},"modified":"2021-05-19T18:34:09","modified_gmt":"2021-05-19T18:34:09","slug":"somaliland-tirada-dad-sitay-walxaha-qarxa-oo-ciidammada-amnigu-ku-qabteen-magaalada-burco","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/05\/19\/somaliland-tirada-dad-sitay-walxaha-qarxa-oo-ciidammada-amnigu-ku-qabteen-magaalada-burco\/","title":{"rendered":"Somaliland: Tirada Dad Sitay Walxaha Qarxa Oo Ciidammada Amnigu Ku Qabteen Magaalada Burco"},"content":{"rendered":"<p>Burco (Arabsiyonews) \u2013 Ciidammada Amaanka, ayaa Shalay Duhurkii Magaalada Burco ku qabtay Dad looga shakiyey inay qorshaynayeen Weerarro Qaraxyo oo ka dhan ah Amniga Somaliland.<\/p>\n<p>Ciidammada sida gaarka ah u Tababbaran ee loo yaqaano RRU, ayaa Gacanta ku dhigay Laba Nin Iyo Gabadh la sheegay inay siteen Walxaha Qarxa.<\/p>\n<p>Ciidammada oo hawl-gal sameeyay ka dib markii ay heleen xog la xidhiidha saddexda Qof ee la xidhay iyo waxyaabaha ay siteen, ayaa ku guulaystay inay Qabtaan 3-da Qof iyo Wixii ay siteenba, sida uu Xalay baahiyey Telefiishanka SAAB oo uu Warkan ka soo xigtay Wargeyska Geeska.<\/p>\n<p>Dadka la qabtay, ayaa la sheegay in laga soo qaaday Magaalada Burco oo lagu qabtay, loona soo dhaadhiciyey dhinaca Magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Lama sheegin Saddexda Qof inay yihiin Muwaadiniin u dhashay Somaliland iyo inay yihiin kuwo meel ka soo jeeda, kuwaasi oo doonayey inay dhibaato ka geystaan Magaalooyinka Somaliland inta lagu mashquulsan yahay xuska 18-ka May.<\/p>\n<p>Ciidammada Somaliland oo mar walba heegan ugu jira sugidda amniga, ayaa Maalmaha ay jiraan Xusaska Qaranka iyo Ciiduhu kor u sii qaada Hawlahooda sugidda Amniga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Burco (Arabsiyonews) \u2013 Ciidammada Amaanka, ayaa Shalay Duhurkii Magaalada Burco ku qabtay Dad looga shakiyey inay qorshaynayeen Weerarro Qaraxyo oo ka dhan ah Amniga Somaliland. Ciidammada sida gaarka ah u Tababbaran ee loo yaqaano RRU, ayaa Gacanta ku dhigay Laba Nin Iyo Gabadh la sheegay inay siteen Walxaha Qarxa. Ciidammada oo hawl-gal sameeyay ka dib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63703,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-63702","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Ciidanka-Booliska.jpg?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gzs","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63702","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63702"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63702\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63704,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63702\/revisions\/63704"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63703"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63702"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63702"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63702"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}