{"id":63694,"date":"2021-05-19T13:59:37","date_gmt":"2021-05-19T13:59:37","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63694"},"modified":"2021-05-19T13:59:37","modified_gmt":"2021-05-19T13:59:37","slug":"madaxweynaha-somaliland-oo-cambaareeyay-duqaynta-ay-israaiil-ku-hayso-ee-cariga-falastiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/05\/19\/madaxweynaha-somaliland-oo-cambaareeyay-duqaynta-ay-israaiil-ku-hayso-ee-cariga-falastiin\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland oo cambaareeyay duqaynta ay Israa\u2019iil ku hayso ee cariga Falastiin"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(Arabsiyonews):=Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xaalka Falastiin ku sifeeyay sidii neef la qawracay oo sii dhimanaya oo kale, waxanu dowlaha quwada leh ugu baaqay inay ka hadlaan xad gudubyada ka dhacaya Qasa.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in Somaliland ay aad uga xuntahay dhibataada haysata dadka reer Falastiin.<\/p>\n<p>\u201cSomaliland waxa Falastiin ku dhacaya aad iyo aad bay uga xuntahay, tamarta yadu maanta waa duco\u201d ayuu yidhi.<\/p>\n<p>\u201cHiil qalbiga ah, hiil duco iyo mid islaam nimo ba waanu lataaganhay\u201d ayuu hadalkiisa ku daray.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa dowladaha quwada leh ugu baaqay in ay wax ka qabtaan dhibaatada ay ciidamada Israa\u2019iil ku hayaan shacabka Falastiin.<\/p>\n<p>\u201cShanta dowladood ee caalamka ka taliya, ee taageeraya dulmiga ku dhacaya shicibka, agoonta iyo maatida Falastiin waxanu leenahay adduunku sida ahaan maaye hala bad baadiyo maatida loo xoog sheeganayo\u201d ayuu yidhi.<\/p>\n<p>\u201cCaqli maaha labada dhinacba xabada ha joojiyeen, Falastiin waa neef la gowracay oo lugta uun dhaqaajinaya\u201d.<\/p>\n<p>\u201cDowladaha diidmada qayaxan leh ee arrinta ku dheel dheelayow waajibaa idinka saran taariikhduna sida ahan mayso\u201d ayuu hadalkiisa ku daray.<\/p>\n<p>Hadalka madaxweynaha ayaa imanaya xili ay colaadaha u dhexeeya Falastiiniyiinta iyo Israa\u2019iil sii xoogaysanayaan, isla markaana ay ciidamada cirka ee Israa\u2019iil duqaymo lagu hoobtay ka gaysteen magaalada Qasa.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(Arabsiyonews):=Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xaalka Falastiin ku sifeeyay sidii neef la qawracay oo sii dhimanaya oo kale, waxanu dowlaha quwada leh ugu baaqay inay ka hadlaan xad gudubyada ka dhacaya Qasa. Madaxweynaha ayaa sheegay in Somaliland ay aad uga xuntahay dhibataada haysata dadka reer Falastiin. \u201cSomaliland waxa Falastiin ku dhacaya aad iyo aad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63696,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[7,2],"tags":[],"class_list":["post-63694","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/sddefault-31.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gzk","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63694","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63694"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63694\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63697,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63694\/revisions\/63697"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63696"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63694"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63694"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63694"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}