{"id":63665,"date":"2021-05-17T21:47:10","date_gmt":"2021-05-17T21:47:10","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63665"},"modified":"2021-05-17T21:48:11","modified_gmt":"2021-05-17T21:48:11","slug":"wasiirka-arimaha-gudaja-jsl-oo-ka-hadlay-xaaladiisa-xaafimaad-xili-uu-dalka-kusoo-laabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/05\/17\/wasiirka-arimaha-gudaja-jsl-oo-ka-hadlay-xaaladiisa-xaafimaad-xili-uu-dalka-kusoo-laabtay\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arimaha Gudaja JSL Oo Ka Hadlay Xaaladiisa Caafimaad Xili Uu Dalka Kusoo Laabtay"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, isla markaana ah Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga KULMIYE,\u00a0 ayaa lagu soo \u00a0dhoweeyay maanta Madaarka Cigaal ee Magaalada Hargeysa, kadib markii uu kasoo laabtay safar caafimaad oo dalka dibadiisa ugu maqnaa muddo dhawr bilood ah.<\/p>\n<p>Wasiir Maxamed Kaahin, waxa kusoo dhoweeyay Madaarka Hargeysa ee caalamiga ah (Egal International Airport), masuuliyiin wasiiro xukuumadda ka tirsan Taliyayaasha Ciidamadda Qaranka, Xildhibaano iyo masuuliyiin kale.<\/p>\n<p>Muj. Maxamed Kaahin Axmed oo dareen celiyay masuuliyiinta soo dhowaysay, wuxuu isagoo warbaahinta la hadlaya sheegay in xaaladdiisa Caafiamaad aad u wanaagsantahay, wuxuuna mahad celiyay cid walba oo qayb ka qaadatay xaaladdisia caafimaad guddo iyo dibed iyo dadkii lasoo xidhiidhayay, amma kuwii usoo ducaynayay.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, isla markaana ah Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga KULMIYE,\u00a0 ayaa lagu soo \u00a0dhoweeyay maanta Madaarka Cigaal ee Magaalada Hargeysa, kadib markii uu kasoo laabtay safar caafimaad oo dalka dibadiisa ugu maqnaa muddo dhawr bilood ah. Wasiir Maxamed Kaahin, waxa kusoo dhoweeyay Madaarka Hargeysa ee caalamiga ah (Egal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63666,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-63665","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/wasiirkaarrimahguddaha.jpg?fit=645%2C410&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gyR","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63665","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63665"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63665\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63669,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63665\/revisions\/63669"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63666"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63665"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63665"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63665"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}