{"id":63657,"date":"2021-05-17T20:22:55","date_gmt":"2021-05-17T20:22:55","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63657"},"modified":"2021-05-17T20:22:55","modified_gmt":"2021-05-17T20:22:55","slug":"somaliland-waxay-kasoo-dhex-baxday-dhamaan-dalalka-geeska-afrikagudoomiye-ciro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/05\/17\/somaliland-waxay-kasoo-dhex-baxday-dhamaan-dalalka-geeska-afrikagudoomiye-ciro\/","title":{"rendered":"\u201cSomaliland waxay kasoo dhex baxday dhamaan dalalka geeska Afrika\u201dGudoomiye Ciro"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(Arabsiyonews):-Guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdillaahi (Cirro), oo shacabka Somaliland ugu hambalyeeyay 18 May ayaa sheegay in Somaliland ay guulo waawayn gaadhay 30 sano ee ay jirtay.<br \/>\nGuddoomiyaha ayaa sharaxay waxyaabaha u hirgalay Somaliland mudada 30 sano ee ay jirtay.<\/p>\n<p>\u201c30 kaa sanadood Somaliland waxa u qabsoomay wax badan, waxaynu dhisnay dal nabad ah, waxaynu dhisnay haykalkii dowlada, waxanu qabanay afti, waxaynu dhisnay nidaam dimuquraadiya, waxaynu dhisnay nidaamka axsaabta badan\u201d ayuu yidhi.<\/p>\n<p>\u201cWaxa inoo suuragalay in aynu galno 6 doorasho oo qof iyo cod ah, Somaliland guulo waawayn bay gaadhay, waxay dhistay hanaan dhaqaale oo horumarsan, waxay kasoo dhex baxday dhamaan dalalka geeska Afrika\u201d ayuu hadalkiisa ku daray.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa sheegay in 18 May ay mudantahay in taariikhdeeda la qoro si buu yidhi jiilasha danbe ay u akhristaan.<\/p>\n<p>\u201c18 May waa maalin mudan in taariikh deeda la qoro, si ay inooga dhaxlaan jiilasha inaga danbeeya\u201d ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa shacabka ugu baaqay in ay ilaashadan midnimadooda iyo amaaankooda xiliga doorashada lagu jiro, isla markaana waxa uu hambalyo u diray dhamaan shacabka Somaliland munaasibada 18May.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(Arabsiyonews):-Guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdillaahi (Cirro), oo shacabka Somaliland ugu hambalyeeyay 18 May ayaa sheegay in Somaliland ay guulo waawayn gaadhay 30 sano ee ay jirtay. Guddoomiyaha ayaa sharaxay waxyaabaha u hirgalay Somaliland mudada 30 sano ee ay jirtay. \u201c30 kaa sanadood Somaliland waxa u qabsoomay wax badan, waxaynu dhisnay dal nabad ah, waxaynu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63659,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-63657","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/sddefault-27.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gyJ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63657","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63657"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63657\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63658,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63657\/revisions\/63658"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63659"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63657"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63657"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63657"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}