{"id":63629,"date":"2021-05-15T15:24:52","date_gmt":"2021-05-15T15:24:52","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63629"},"modified":"2021-05-15T15:24:52","modified_gmt":"2021-05-15T15:24:52","slug":"madaxweynaha-jamhuuriyadda-somaliland-oo-ka-qaybgalay-munaasibadda-caleemo-saarka-madaxweynaha-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/05\/15\/madaxweynaha-jamhuuriyadda-somaliland-oo-ka-qaybgalay-munaasibadda-caleemo-saarka-madaxweynaha-jabuuti\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland  oo ka qaybgalay Munaasibadda Caleemo-saarka Madaxweynaha Jabuuti."},"content":{"rendered":"<div>\n<div dir=\"auto\">Jabuuti-15-05-2021-(Arabsiyonews)-<wbr \/>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo lagu caleemo saarayey madaxweynaha dalka Jabbuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ay dhawaan shacabkiisu mar kale dib u doorteen.<\/div>\n<\/div>\n<div>\n<div dir=\"auto\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay hareero socdaan madaxweyneyaal, Ra\u2019isal wasaareyaal iyo madax kala duwan ee caalamka ka kala socotay, kuwaas oo qasdigoodu ahaa ka qaybgalka dhaarinta madaxweynaha Jabbuuti, ayaa iyagoo is hareero socda hal mar soo wada galay munaasibadda Caleemo-saarka, waxana lagu qaabilay sacab iyo soo dhaweyn qiimo leh.<\/div>\n<\/div>\n<div>\n<div dir=\"auto\">Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa munaasibadda laga siiyey hab-maamuus madaxtinimo oo la meeqaam ah madaxda dhiggiisa ah ee goobta ku sugnayd, isaga oo fadhiistay kuraasta safka koowaad ee ay fadhiyeen madaxweyneyaasha Kiiniya, Jabbuuti, Gini konaakori, ku-xigeenka madaxweynaha Koonfurta Suudaan, Ra\u2019isal wasaaraha Itoobiya, Diblomaasiyiin iyo madax kale oo ka kala socotay waddamo kala duwan oo caalamka ah.<\/div>\n<\/div>\n<div>\n<div dir=\"auto\">Wasiirka Warfaafinta, wacyigelinta iyo Dhaqanka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna afhayeenka xukuumadda, Mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo warbaahinta la hadlay, ayaa dawladda Jabbuuti iyo shacabkoodaba uga mahadceliyey hannaanka walaaltinnimada derisnimada leh ee ay u qaabileen madaxweynaha qaranka Somaliland iyo hab-maamuuska milgaha leh ee ay u sameeyey weftiga madaxweynaha.<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Arabsiyonews.com<\/div>\n<div dir=\"auto\">Hargaysa Office<\/div>\n<div><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jabuuti-15-05-2021-(Arabsiyonews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo lagu caleemo saarayey madaxweynaha dalka Jabbuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ay dhawaan shacabkiisu mar kale dib u doorteen. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay hareero socdaan madaxweyneyaal, Ra\u2019isal wasaareyaal iyo madax kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63631,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-63629","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/sddefault-20.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gyh","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63629","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63629"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63629\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63630,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63629\/revisions\/63630"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63631"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63629"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63629"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63629"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}