{"id":63613,"date":"2021-05-13T17:10:32","date_gmt":"2021-05-13T17:10:32","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63613"},"modified":"2021-05-13T17:10:32","modified_gmt":"2021-05-13T17:10:32","slug":"dawlada-faransiiska-ayaa-ku-dhawaaqday-sharci-ka-dhana-islaamka-oo-ka-cadhaysiiyey-ardogan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/05\/13\/dawlada-faransiiska-ayaa-ku-dhawaaqday-sharci-ka-dhana-islaamka-oo-ka-cadhaysiiyey-ardogan\/","title":{"rendered":"Dawlada Faransiiska ayaa Ku Dhawaaqday Sharci ka dhana Islaamka Oo Ka  Cadhaysiiyey Ardogan"},"content":{"rendered":"<p>Ankara-Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Arbacadii sharci cusub oo Faransiiska qorsheeyey in looga hortago wax loogu yeeray \u201cgooni u goosashada Islaamiga ah\u201d, kaasi oo uu ugu yeeray gowraca dimqoraadiyadda.<\/p>\n<p>Sharcigan qabyada ah ayaa waxaa aad looga cambaareeyey gudaha iyo dibedda Faransiiska, ayada oo loogu yeeray mid lagu liidayo Muslimiinta, islamarkaana siinaya dowladda quwado cusub oo ay ku xadiddo hadallada iyo kooxaha diimeed.<\/p>\n<p>\u201cAnisixinta sharciga, oo si furan uga hor-imanaya xuquuqda aadanaha, xoriyadda diinta iyo qayimka Yurub, wuxuu noqon doonaa gowrac lagu sameeyey dimoqraadiyadda Faransiiska,\u201d ayuu yiri Erdogan oo khudbad ka jeediyey Ankara.<\/p>\n<p>\u201cSharciga cusub waxa uu kaliya u adeegi doonaa qadiyadaha xagjirnimada, wuxuuna cadaadis saari doona ururada aan dowliga ah, kuna qasbi doonaa dhallinyarada inay kala doortaan diimahooda iyo waxbarashadooda,\u201d ayuu yiri Erdogan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ugu baaqeynaa mas\u2019uuliyiinta Faransiiska, iyo si gaar ah madaxweynaha Macron inay u dhaqmaan si xakmad leh. Waxaan rajeyneynaa in si deg deg ah looga laabto sharciga.\u201d<\/p>\n<p>Erdogan ayaa sidoo kale sheegay inuu diyaar u yahay inuu Faransiiska kala shaqeeyo arrimaha amniga iyo is-dhexgalka, hase yeeshee xiriirka labada dal ayaa dhowaanahan xumaa.<\/p>\n<p>Dowladda Faransiiska ayaa ku guda jirta hanaan ay ku ansixineyso sharci wax looga qabanayo wax ay ugu yeertay \u201cgooni u goosad Islaami ah,\u201d kaasi oo dowladda siinaya awoodo dheeri ah oo ay ku baarto kuna burburiso ururada diimeed ee loo arko inay halis ku yihiin qaranka.<\/p>\n<p>Erdogan ayaa tallaabooyinka lasoo jeediyay ugu yeeray \u201cMuslim diid.\u201d<\/p>\n<p>Bishii October ee 2020, Erdogan ayaa su\u2019aal ka keenay \u201ccaafimaadka maskaxeed\u201d ee Macron, isaga oo ku eedeeyey inuu qaaday \u201colole naceyb ah\u201d oo ka dhan ah Islaamka, kadib markii madaxweynaha Faransiiska uu difaacay \u201cxuquuqda\u201d Farshaxamiistayaasha ay ku daabici karaan sawirro lagu matalayo Nebi Muxammed NNKH.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ankara-Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Arbacadii sharci cusub oo Faransiiska qorsheeyey in looga hortago wax loogu yeeray \u201cgooni u goosashada Islaamiga ah\u201d, kaasi oo uu ugu yeeray gowraca dimqoraadiyadda. Sharcigan qabyada ah ayaa waxaa aad looga cambaareeyey gudaha iyo dibedda Faransiiska, ayada oo loogu yeeray mid lagu liidayo Muslimiinta, islamarkaana siinaya dowladda quwado cusub [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63614,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-63613","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/96897172_erdogan2.jpg?fit=976%2C549&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gy1","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63613","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63613"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63613\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63615,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63613\/revisions\/63615"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63614"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63613"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63613"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63613"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}