{"id":63608,"date":"2021-05-12T20:35:41","date_gmt":"2021-05-12T20:35:41","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63608"},"modified":"2021-05-12T20:35:41","modified_gmt":"2021-05-12T20:35:41","slug":"farriin-ka-timid-norway-oo-ku-socota-reer-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/05\/12\/farriin-ka-timid-norway-oo-ku-socota-reer-somaliland\/","title":{"rendered":"Farriin Ka Timid Norway Oo Ku Socota Reer Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Oslo (Arabsiyonews)\u00a0 &#8211; Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland ee dalka Norway Danjire Maxamed Maxamuud Aadan (Liilan), ayaa Shacabka Somaliland ku Hambalyeeyay Ciidda Soonfur oo Khamiista berri ku beegan isla-markaana dunida Islaamka oo dhan laga Ciidayo.<\/p>\n<p>Wakiilka oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Oslo ee Caasimadda dalka Norway oo uu ku yaallo Xafiiskiisu, ayaa sidoo kale Hambalyo iyo Salaan khusaya Ciidda u diray Ciidammada kala duwan ee Somaliland, isagoo ku amaanay doorka ay ugu jiraan Qarankooda Somaliland.<\/p>\n<p>Wakiilka Somaliland ee Norway, waxa kale oo uu si gaar ah uga hadlay Ahmiyadda ay Dalka u leeyihiin doorashooyinka isku sidkan ee Goleyaasha Wakiillada iyo deegaannada oo Qorshaysan inay dalka ka dhacaan 31-ka bishan May.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<pre><strong>Arabsiyonews.com\r\n<\/strong>Arabsiyonews20202@gmail.com\r\n<strong>Hargaysa Office<\/strong><\/pre>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Oslo (Arabsiyonews)\u00a0 &#8211; Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland ee dalka Norway Danjire Maxamed Maxamuud Aadan (Liilan), ayaa Shacabka Somaliland ku Hambalyeeyay Ciidda Soonfur oo Khamiista berri ku beegan isla-markaana dunida Islaamka oo dhan laga Ciidayo. Wakiilka oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Oslo ee Caasimadda dalka Norway oo uu ku yaallo Xafiiskiisu, ayaa sidoo kale Hambalyo iyo Salaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63610,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-63608","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/sddefault-16.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gxW","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63608","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63608"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63608\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63611,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63608\/revisions\/63611"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63610"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63608"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63608"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63608"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}