{"id":63564,"date":"2021-05-08T22:40:42","date_gmt":"2021-05-08T22:40:42","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63564"},"modified":"2021-05-08T22:40:42","modified_gmt":"2021-05-08T22:40:42","slug":"midowga-afrika-oo-ergay-cusub-u-soo-magacaabay-arrimaha-doorashooyinka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/05\/08\/midowga-afrika-oo-ergay-cusub-u-soo-magacaabay-arrimaha-doorashooyinka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Midowga Afrika oo ergay cusub u soo magacaabay arrimaha doorashooyinka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Muqdisho(Arabsiyonews):-Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat, ayaa Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Ghana,\u00a0 John Dramani Mahama, u magacaabay ergayga gaarka ah ee arrimaha doorashooyinka Soomaaliya.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div><\/div>\n<div id=\"1412x300x250x278x_ADSLOT567\"><\/div>\n<\/div>\n<p>Dramani Mahama ayaa la sheegay inuu la shaqeyn doono daneeyayaasha Soomaalida, si loo gaaro xal loo dhan yahay oo ku saabsan qabashada doorashooyinka Soomaaliya sida ugu dhaqsiyaha badan uguna macquulsan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha midowga Afrika wuxuu sheegay in wakiilka cusub ay taageeri doonaan AMISOM, si loo hubiyo in dadaallada dhexdhexaadinta iyo taageerada nabadda ay si wada jir ah u wada shaqeeyaan.<\/p>\n<p>Moussa Faki\u00a0 wuxuu ku dhiirrigeliyay dhammaan daneeyayaasha Soomaaliya iyo beesha caalamka inay taageero u fidiyaan Wakiilka uu soo magacaabay, kaasoo dalka imaan doona maalmaha soo socda.<\/p>\n<p>20 ka bishaan May waxaa qorshaysan in ay wada xaajood isugu yimaadaan dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada, iyagoo ka wada hadlidoona dhameystirka heshiiska doorashada ee 17 september.<\/p>\n<p>Wakiilka cusub ee Midowga Afrika u soo magacaabay arrimaha doorashooyinka, ayaa la filayaa inuu kor saameyn ku yeesho shirarka arrimaha doorashada.<\/p>\n<p>Dowladda federalka Soomaaliya waxay horay usii sheegtay in ay soo dhoweynayso lana shaqeyndoonto ergayga loosoo magacaabidoono.<\/p><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(Arabsiyonews):-Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat, ayaa Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Ghana,\u00a0 John Dramani Mahama, u magacaabay ergayga gaarka ah ee arrimaha doorashooyinka Soomaaliya. Dramani Mahama ayaa la sheegay inuu la shaqeyn doono daneeyayaasha Soomaalida, si loo gaaro xal loo dhan yahay oo ku saabsan qabashada doorashooyinka Soomaaliya sida ugu dhaqsiyaha badan uguna macquulsan. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63565,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-63564","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/202158637560340231701472.jpg?fit=660%2C371&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gxe","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63564","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63564"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63564\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63566,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63564\/revisions\/63566"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63565"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63564"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63564"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63564"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}