{"id":63495,"date":"2021-05-01T23:12:20","date_gmt":"2021-05-01T23:12:20","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63495"},"modified":"2021-05-01T23:12:20","modified_gmt":"2021-05-01T23:12:20","slug":"warbaahin-caalami-ah-oo-somaliland-tusaale-ugu-soo-qaadatay-dalalka-afrika-ee-horumarka-ka-sameeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/05\/01\/warbaahin-caalami-ah-oo-somaliland-tusaale-ugu-soo-qaadatay-dalalka-afrika-ee-horumarka-ka-sameeyay\/","title":{"rendered":"Warbaahin Caalami Ah Oo Somaliland Tusaale Ugu Soo Qaadatay Dalalka Afrika Ee Horumarka Ka Sameeyay"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) &#8211; Warbaahinta loo yaqaano Webmanagercenter.com oo wax ka qorta Tiknoolajiyadda iyo sida dadka dunida ku nooli ugu adeegsadaan nolol maalmeedkooda, ayaa wax ka qoray Somaliland.<\/p>\n<p>Warbaahinta ayaa si gaar ah uga faallootay sida Somaliland looga adeegsado Tiknoolajiyadda casriga ah, si gaar ahna waxay isku dul-taagtay sida Tiknoolajiyadda loogu adeegsaday lacagta, sida adeegyada ZAAD iyo E-dahab.<\/p>\n<p>Web Manager Center waxay sheegtay in Somaliland oo ah dal aan weli la aqoonsan si weyn Mobile-ka loogu adeegsado Lacagta, taasi oo ka dhigan in Somaliland horumar muuqda ka gaadhay adeegsida Tiknoolajiyadda Casriga ah.<\/p>\n<p>&#8220;Tusaale fudud oo la taaban karo,\u00a0 Somaliland oo ah dal aanu aqoonsanayn Midowga Afrika iska daa Qaramada Midoobay, lacagta dhijitaalka ah ayaa ah tan ugu badan ee la isticmaalo.&#8221; ayuu sheegay Web Manager Center.<\/p>\n<p>Waxaanu intaa ku daray in lacagta Habka Dhijitaalka ah loogu adeegsado Mobile-ku tahay lacagta Dawladda Somaliland, inkasta oo uu sababta taasi u dhacday ku sheegay inay tahay inaan Dawladdu awood u lahayn inay soo daabacato lacag ku filan in si caadi ah loo adeegsado.<\/p>\n<p>Warbaahinta ayaa sidoo kale War-bixinteeda kaga warrantay bilowgii dalalka ku yaalla Qaaradda Afrika iyo marxaladihii kala duwanaa ee ay soo mareen iyo halka dalalkaasi oo Somaliland ka mid tahay hadda ula jaanqaadeen dunida horumartay ee ay u isticmaalaan Tiknolajiyadda<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) &#8211; Warbaahinta loo yaqaano Webmanagercenter.com oo wax ka qorta Tiknoolajiyadda iyo sida dadka dunida ku nooli ugu adeegsadaan nolol maalmeedkooda, ayaa wax ka qoray Somaliland. Warbaahinta ayaa si gaar ah uga faallootay sida Somaliland looga adeegsado Tiknoolajiyadda casriga ah, si gaar ahna waxay isku dul-taagtay sida Tiknoolajiyadda loogu adeegsaday lacagta, sida adeegyada ZAAD [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63497,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-63495","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/sddefault-2.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gw7","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63495","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63495"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63495\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63496,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63495\/revisions\/63496"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63497"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63495"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63495"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63495"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}