{"id":63492,"date":"2021-05-01T22:05:22","date_gmt":"2021-05-01T22:05:22","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63492"},"modified":"2021-05-01T22:05:22","modified_gmt":"2021-05-01T22:05:22","slug":"hargeysa-hal-qof-oo-ku-geeriyooday-balli-ku-yaala-duleedka-magaalada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/05\/01\/hargeysa-hal-qof-oo-ku-geeriyooday-balli-ku-yaala-duleedka-magaalada\/","title":{"rendered":"Hargeysa Hal qof oo ku geeriyooday balli ku yaala duleedka magaalada"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(Arabsiyonews):-Warbixin ay soo saareen ciidanka dab-damisku, ayaa lagu sheegay in hal wiil uu geeriyooday kadib markii uu ku qarqoomay balli ku yaala duleedka galbeed ee Hargaysa.<\/p>\n<p>Ciidamada dab-damiska ayaa sheegay in qof ka garab dhawaa wiil ka geeriyooday uu ciidanka usoo sheegay balse ay ahayd xili danbe oo uu dhintay.<\/p>\n<p>Warbixinta ayaa lagu sheegay in ciidanka dab-damisku ay goobta gaadheen isla markaana ay maydka kasoo sareen balliga iyagoo ay ciidanka booliskuna goob joog ka ahayen.<\/p>\n<p>Wiil kan ayaa noqonaya qofkii kowaad ee ku nafwaaya biyaha tan iyo markii uu bilaabmay xili roobaadka guga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(Arabsiyonews):-Warbixin ay soo saareen ciidanka dab-damisku, ayaa lagu sheegay in hal wiil uu geeriyooday kadib markii uu ku qarqoomay balli ku yaala duleedka galbeed ee Hargaysa. Ciidamada dab-damiska ayaa sheegay in qof ka garab dhawaa wiil ka geeriyooday uu ciidanka usoo sheegay balse ay ahayd xili danbe oo uu dhintay. Warbixinta ayaa lagu sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63493,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-63492","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/181209175_509510003804216_5077514629841313444_n.jpg?fit=593%2C395&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gw4","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63492","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63492"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63492\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63494,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63492\/revisions\/63494"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63493"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63492"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63492"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63492"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}