{"id":63433,"date":"2021-04-27T00:00:49","date_gmt":"2021-04-27T00:00:49","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63433"},"modified":"2021-04-27T00:00:49","modified_gmt":"2021-04-27T00:00:49","slug":"raisalwasaaraha-itoobiya-oo-la-afuray-qaxootiga-suuriyaanka-ee-ku-sugan-magaalada-addis-ababa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/04\/27\/raisalwasaaraha-itoobiya-oo-la-afuray-qaxootiga-suuriyaanka-ee-ku-sugan-magaalada-addis-ababa\/","title":{"rendered":"Raisalwasaaraha Itoobiya Oo La Afuray Qaxootiga Suuriyaanka ee Ku Sugan Magaalada Addis ababa"},"content":{"rendered":"<p>Addis Ababa=Abiy Ahmed: &#8220;Dhacdadani waxay ina xasuusinaysaa maalmihii hore ee Islaamka ee sharafta lahaa, markii awoowayaasheen ay qaabileen qaraabadii iyo asxaabtii Nabi Muxammed NNKH.&#8221;<\/p>\n<p>Abiy Ahmed ayaa la afuray qaxoontiga Suuriyaanka ah ee kunool magaalada Addis Ababa, isagoo sheegay intani xaqiijinayso rabitaanka adag iyo aaminsanaanta ay Itoobiya doonayso inay kula noolaato saaxiibtinimo, jacayl iyo nabad ummadaha iyo shucuubta Muslimiinta sidii waagii hore.<\/p>\n<p>Abiy Ahmed oo hadalkiisa sii wata ayaa yidhi: &#8220;Waxaan dooneynaa in dadkeenu ay ahmiyad gaar ah siiyaan walaalaheena samafalka iyo iimaanka leh, gaar ahaan jiilka soo koraya.&#8221;<\/p>\n<p>Abiy Ahmed ayaa farrintan ku qoray saddex luuqadood oo luuqadda Carabigu kamid tahay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis Ababa=Abiy Ahmed: &#8220;Dhacdadani waxay ina xasuusinaysaa maalmihii hore ee Islaamka ee sharafta lahaa, markii awoowayaasheen ay qaabileen qaraabadii iyo asxaabtii Nabi Muxammed NNKH.&#8221; Abiy Ahmed ayaa la afuray qaxoontiga Suuriyaanka ah ee kunool magaalada Addis Ababa, isagoo sheegay intani xaqiijinayso rabitaanka adag iyo aaminsanaanta ay Itoobiya doonayso inay kula noolaato saaxiibtinimo, jacayl iyo nabad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63434,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-63433","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/177982900_516829893065012_4823040476004314698_n.jpg?fit=1080%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gv7","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63433","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63433"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63433\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63436,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63433\/revisions\/63436"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63434"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63433"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63433"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63433"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}