{"id":63428,"date":"2021-04-26T19:00:57","date_gmt":"2021-04-26T19:00:57","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63428"},"modified":"2021-04-26T19:00:57","modified_gmt":"2021-04-26T19:00:57","slug":"madaxweyne-kuxigeenka-jsl-oo-ka-qayb-galay-kulan-ay-dawladaha-hoose-ee-dalka-ku-kala-saxeexanayeen-barnaamijka-maamul-daadajinta-ee-jplg","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/04\/26\/madaxweyne-kuxigeenka-jsl-oo-ka-qayb-galay-kulan-ay-dawladaha-hoose-ee-dalka-ku-kala-saxeexanayeen-barnaamijka-maamul-daadajinta-ee-jplg\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Kuxigeenka JSL OO Ka Qayb-Galay Kulan Ay Dawladaha Hoose Ee Dalka Ku Kala Saxeexanayeen Barnaamijka Maamul Daadajinta Ee JPLG"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) \u2013 war ka soo baxay madaxtooyada Somaliland, soona gaadhay wakaaladda wararka Somaliland ee SOLNA ayaa lagu sheegay in Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylci) uu ka qayb-galay kulan ay dawladaha hoose ee dalka iyo qaar ka mida wasaaraduhu ku kala saxeexanayeen barnaamijka JPLG-ga ee maamul daadajinta dawladaha hoose.<\/p>\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img data-recalc-dims=\"1\" height=\"464\" width=\"696\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-49126 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/SAWIRADA-WARKA-JPLG-DFDF-1024x683.jpg?resize=696%2C464&#038;ssl=1\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" srcset=\"https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/SAWIRADA-WARKA-JPLG-DFDF-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/SAWIRADA-WARKA-JPLG-DFDF-300x200.jpg 300w, https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/SAWIRADA-WARKA-JPLG-DFDF-768x512.jpg 768w, https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/SAWIRADA-WARKA-JPLG-DFDF-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/SAWIRADA-WARKA-JPLG-DFDF-696x464.jpg 696w, https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/SAWIRADA-WARKA-JPLG-DFDF-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/SAWIRADA-WARKA-JPLG-DFDF-630x420.jpg 630w, https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/SAWIRADA-WARKA-JPLG-DFDF.jpg 2048w\" alt=\"\" \/><\/figure>\n<p>Kulankan oo ay kasoo qayb-galeen Maayiradda lix-degmo iyo wasaaradaha waxbarashada iyo caafimaadka ayaa laysaga kaashan-doona sidii loo sii dar-dargelin lahaa adeegyada caafimaad iyo waxbarasho ee dagmooyinkaas.<\/p>\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img data-recalc-dims=\"1\" height=\"475\" width=\"696\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-49127 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/SAWIRADA-WARKA-JPLG-1024x699.jpg?resize=696%2C475&#038;ssl=1\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" srcset=\"https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/SAWIRADA-WARKA-JPLG-1024x699.jpg 1024w, https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/SAWIRADA-WARKA-JPLG-300x205.jpg 300w, https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/SAWIRADA-WARKA-JPLG-768x524.jpg 768w, https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/SAWIRADA-WARKA-JPLG-1536x1048.jpg 1536w, https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/SAWIRADA-WARKA-JPLG-218x150.jpg 218w, https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/SAWIRADA-WARKA-JPLG-696x475.jpg 696w, https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/SAWIRADA-WARKA-JPLG-1068x729.jpg 1068w, https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/SAWIRADA-WARKA-JPLG-616x420.jpg 616w, https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/SAWIRADA-WARKA-JPLG.jpg 2018w\" alt=\"\" \/><\/figure>\n<p>Ugu dambayn Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylci) oo kulankaasi khudbad ka jeediyay waxa uu sheegay in mashruuca JPLG-ga uu soo maray marxalado kala duwan oo bilaw ah maantana uu kor u qaaday qaar kamida baahiyaha aasaasiga ah ee dagmooyinka qaar, isagoo Madaxweyne ku-xigeenku xusay in degmooyinka aan qaybta ka ahayn barnaamijkana qaar kood lagu darayo sanadkan.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) \u2013 war ka soo baxay madaxtooyada Somaliland, soona gaadhay wakaaladda wararka Somaliland ee SOLNA ayaa lagu sheegay in Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylci) uu ka qayb-galay kulan ay dawladaha hoose ee dalka iyo qaar ka mida wasaaraduhu ku kala saxeexanayeen barnaamijka JPLG-ga ee maamul daadajinta dawladaha hoose. Kulankan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63429,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-63428","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/SAWIRADA-WARKA-JPLG-1024x699-1.jpg?fit=1024%2C699&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gv2","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63428","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63428"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63428\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63431,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63428\/revisions\/63431"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63429"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63428"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63428"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63428"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}