{"id":63406,"date":"2021-04-25T19:11:20","date_gmt":"2021-04-25T19:11:20","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63406"},"modified":"2021-04-25T19:11:20","modified_gmt":"2021-04-25T19:11:20","slug":"xukuumadda-oo-sheegtay-in-caalamku-uu-somaliland-ku-qiimaynayo-doorashooyinka-soo-socda-maaddaama-soomaaliya-isku-mashquulsan-tahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/04\/25\/xukuumadda-oo-sheegtay-in-caalamku-uu-somaliland-ku-qiimaynayo-doorashooyinka-soo-socda-maaddaama-soomaaliya-isku-mashquulsan-tahay\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Oo Sheegtay In Caalamku Uu Somaliland Ku Qiimaynayo Doorashooyinka Soo Socda, Maaddaama Soomaaliya Isku Mashquulsan Tahay"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_top td_uid_4_6085bbc7788db_rand td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Hargeysa (Arabsiyonews) \u2013 Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inay Dunida oo dhami isha ku hayso Doorashooyinka isku sidkan ee la filayo inay dalka ka dhacaan dabayaaqada bisha 5-aad ee sannadkan.<\/p>\n<p>Xukuumaddu waxay sheegtay in doorashooyinka Goleyaasha Wakiillada iyo deegaannada ee Somaliland ay ku soo beegmayaan xilli uu Qas siyaasadeed oo salka ku haya muran doorasho uu ka taagan Soomaaliya, sidaasi darteed Beesha Caalamku isbarbar-dhig ku samaynayso Somaliland iyo Soomaaliya, sidaasi darteed loo baahan yahay in doorashooyinka Somaliland noqdaan kuwo daah-furan oo si wanaagsan u qabsooma.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Xanaanada iyo Kalluumaysiga Somaliland Md. Siciid Sulub Maxamed oo Xalay hadal ka jeediyey Munaasibad loo qabtay Musharraxiinta Goleyaasha Wakiillada iyo deegaannada ee Xisbiga Kulmiye uga sharraxan Gobollada bariga dalka, ayaa sheegay in Soomaaliya oo uu Somaliland si tartan uga dhexeeyaa ay hadda dhex dabaalanayaan khilaaf siyaasadeed oo culus, sidasi darteed Adduunku qiimayn doono Doorashada Somaliland ee soo socota.<\/p>\n<p>Wasiir Siciid Sulub Maxamed oo Arrimahaa ka hadlayaana wuxuu yidhi \u201cMaanta qoladii wax is bidi jirtay ee faanka badnayd ee Soomaaliya waa ogtihiin waxa ka taagan caasimaddoodii oo ah kursiga ka kac iyo car aan ka kaco, markaa doorasheedaana (Somaliland) ayaa la innagu qiimaynayaa oo waxa la eegayaa dimuqraadiyaddeena oo la barbar-dhigayo waxa Xamar ka dhacaya.\u201d<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) \u2013 Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inay Dunida oo dhami isha ku hayso Doorashooyinka isku sidkan ee la filayo inay dalka ka dhacaan dabayaaqada bisha 5-aad ee sannadkan. Xukuumaddu waxay sheegtay in doorashooyinka Goleyaasha Wakiillada iyo deegaannada ee Somaliland ay ku soo beegmayaan xilli uu Qas siyaasadeed oo salka ku haya muran doorasho uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63408,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-63406","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/sddefault-18.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-guG","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63406","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63406"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63406\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63409,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63406\/revisions\/63409"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63408"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63406"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63406"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63406"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}