{"id":63320,"date":"2021-04-19T22:50:07","date_gmt":"2021-04-19T22:50:07","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63320"},"modified":"2021-04-19T22:50:07","modified_gmt":"2021-04-19T22:50:07","slug":"who-oo-dawooyin-soo-gaadhsiisay-dawladda-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/04\/19\/who-oo-dawooyin-soo-gaadhsiisay-dawladda-somaliland\/","title":{"rendered":"WHO oo Dawooyin soo Gaadhsiisay Dawladda Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews)\u00a0 \u2013 Munaasibad kooban oo loo qabtay la wareegida qalabkaas caafimaad oo waxa ka mid ahaa agabyo shaybaadh, kuwaas oo hay\u2019dda caafimaadka adduunku ugu deeqday Somaliland.<\/p>\n<p>Masuul ka socday hay\u2019adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegay in hay\u2019adda caafimaadka adduunku ay deeqdaas ugu talo gashay sidii Somaliland looga taageeri lahaa dadaalaada ay ugu jirto xakmaynta xannuunka Cobid 19, waxaanuu intaas ku daray in ay deeqo kale soo gaadhsiin doonaan.<\/p>\n<p>Ugu dambayn wasiirka wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi ayaa hay\u2019dda caafimaadka adduunka ee WHO uga mahadceliyay sida ay Somaliland uga taageerto xamaynta xannuunka Covid 19, waxaanuu wasiir Cumar Badde intaas ku daray in qalabkaas looga faa\u2019iidaysan doono sida ugu haboon<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com<\/strong><\/h4>\n<h4><strong>Hargaysa\/Office<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews)\u00a0 \u2013 Munaasibad kooban oo loo qabtay la wareegida qalabkaas caafimaad oo waxa ka mid ahaa agabyo shaybaadh, kuwaas oo hay\u2019dda caafimaadka adduunku ugu deeqday Somaliland. Masuul ka socday hay\u2019adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegay in hay\u2019adda caafimaadka adduunku ay deeqdaas ugu talo gashay sidii Somaliland looga taageeri lahaa dadaalaada ay ugu jirto [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63321,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-63320","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/175917781_295844961926052_8141754169215360052_n-696x464-1.jpg?fit=696%2C464&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gti","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63320","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63320"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63320\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63322,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63320\/revisions\/63322"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63321"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63320"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63320"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63320"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}