{"id":63290,"date":"2021-04-18T22:44:19","date_gmt":"2021-04-18T22:44:19","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63290"},"modified":"2021-04-18T22:44:19","modified_gmt":"2021-04-18T22:44:19","slug":"adaa-duubka-noo-xidho-ereyadiiabwaancabdi-tahar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/04\/18\/adaa-duubka-noo-xidho-ereyadiiabwaancabdi-tahar\/","title":{"rendered":"ADAA DUUBKA NOO XIDHO&#8230;EreyadiiAbwaanCabdi-TAHAR."},"content":{"rendered":"<p>Maansadan dulucdeedu waa in shacab weynaha reer Somaliland lagu wacyi-geliyo; SIDAY WAX U DOORANAYAAN.\u00a0 Waxay diiradda saaraysaa ka fiirsashada kala xulashada musharraxiinta dalka ee u tartamaya doorashada in nagu soo foolka leh.<\/p>\n<p>Waxaaanay soo baxday 16.Feb. 2021. Ugudambayn maansadu waxay dhiiri-gelinaysa in sifooyinka wanaagsan mas&#8217;uulka lagu doorto,\u00a0 lagana feejignaado in loo cumaamado qof\u00a0 lagu hungoobidoono xilka loo igmanayo gudashadiisa.<\/p>\n<p>Digtan ii baxaysiyo<\/p>\n<p>Quuloowdurbaannada<\/p>\n<p>Layskudooranmaayee<\/p>\n<p>Damaciyokursigasare<\/p>\n<p>Markaydoorashadatahay<\/p>\n<p>Dammaniyohal-dooriyo<\/p>\n<p>Dadkumaanta kala baray<\/p>\n<p>Lugo duwashadiisiyo<\/p>\n<p>Damalkiyohadhkuurabo<\/p>\n<p>Nin u daadahaynkara.<\/p>\n<p>Ducufiyokanayxiga<\/p>\n<p>Layskudooranmaayee<\/p>\n<p>Waxaalayskudabagali<\/p>\n<p>Ama laysku door-bidi<\/p>\n<p>Shicibwaayodaranoo<\/p>\n<p>Kala darankusoojiray<\/p>\n<p>Nin u diransiduurabo.<\/p>\n<p>Dhaaxay dad qalatadu!<\/p>\n<p>Noo kala dambaysee<\/p>\n<p>Adnaduubkanooxidho<\/p>\n<p>Layskudooranmaayee<\/p>\n<p>Waxaaloogadiga-rogan<\/p>\n<p>Mar kudaggehadduushalay<\/p>\n<p>Kugudaggaydantiisii<\/p>\n<p>Adnamaanta haw dagan.<\/p>\n<p>Dhafoordakharkuyaalaan<\/p>\n<p>Nabar kale duldhigayaa<\/p>\n<p>Layskudooranmaayee<\/p>\n<p>Fikirdurugsan baa yidhi;<\/p>\n<p>Waxaaddoonaysanagudo<\/p>\n<p>Waxaaddiidaysanagaro<\/p>\n<p>Noloshana ha galindiiq.<\/p>\n<p>Dabnobeentaquutiyo<\/p>\n<p>Dhagobaridabooshoo<\/p>\n<p>Ku dalacafartiinaa<\/p>\n<p>Layskudooranmaayee<\/p>\n<p>Dagamsane il-duufjecel<\/p>\n<p>Waxaadaaqad kala bixi<\/p>\n<p>Sidurabodadwaynuhu<\/p>\n<p>Nin dariiqa ula mara.<\/p>\n<p>Distoorkaynudhiganiyo<\/p>\n<p>Sharcigeenuwaadabar<\/p>\n<p>Danyartiyoninkawdiran<\/p>\n<p>Lagu kala dabbaalee<\/p>\n<p>Nimaandaacad simi karin<\/p>\n<p>Igudaba-gal taanrabo<\/p>\n<p>Layskudooranmaayee<\/p>\n<p>Waxaalayskudubaridi<\/p>\n<p>Rag u dhaamaduulkaa<\/p>\n<p>Lagadumaydhankoodiyo<\/p>\n<p>Baarlamaankandacaroow<\/p>\n<p>Ilaadoorkanmaantaa<\/p>\n<p>Labadoodadaaniyo<\/p>\n<p>Dalqadoodaooqudha<\/p>\n<p>U danaysanaayee<\/p>\n<p>Dacalkoodiilagajabay.<\/p>\n<p>DeellayduSiidhoow<\/p>\n<p>Waa talodardaarana<\/p>\n<p>Waxaynoogadigaysaa<\/p>\n<p>Kala doorashadalaba<\/p>\n<p>Lagudurro ka liitee<\/p>\n<p>Xulodaahiryaashamis<\/p>\n<p>Nimaydiinihagaysoo<\/p>\n<p>Caqligiisudihinyahay.<\/p>\n<p>Xulodaahiryaashamis<\/p>\n<p>Ruuxaandinaahiga<\/p>\n<p>Sidiidibitigaadcunay<\/p>\n<p>Kula jiidhindibbirada.<\/p>\n<p>Xulodaahiryaashamis<\/p>\n<p>Ruuxaan ka dawdamin<\/p>\n<p>Darkayaaldhexdeenoo<\/p>\n<p>Damiirkiisunoolyahay.<\/p>\n<p>Xulodaahiryaashamis<\/p>\n<p>Haddii ay daruuruhu<\/p>\n<p>Dushakaahadheeyaan<\/p>\n<p>Diricsoosasabikara<\/p>\n<p>Marka uuduceeyaba.<\/p>\n<p>Xulodaahiryaashamis<\/p>\n<p>Nimaandalablahayniyo<\/p>\n<p>Diriclayskuaamino<\/p>\n<p>Digaaliyonindaahira<\/p>\n<p>Layskudoorsanmaayee<\/p>\n<p>Xulodaahiryaashamis<\/p>\n<p>Dantaqarankuleeyahay<\/p>\n<p>Nin daluun ka bixin kara<\/p>\n<p>Dalcaddheernamarinkara.<\/p>\n<p>Xulodaahiryaashamis<\/p>\n<p>Haddiiduulimaaddhaco<\/p>\n<p>Dalkaiyodadkiisaba<\/p>\n<p>Nin dagaal u galikara<\/p>\n<p>Cadawgana ka daafaca.<\/p>\n<p>Xulodaahiryaashamis<\/p>\n<p>Qofkadoonistiisiyo<\/p>\n<p>Damaciisarabitaan<\/p>\n<p>Isagookudabajira<\/p>\n<p>Dantaguudna wadi kara<\/p>\n<p>Xirrib-durugsanaantiyo<\/p>\n<p>Dun kuxulashadiisana<\/p>\n<p>Ninka ragga kudabasoco.<\/p>\n<p>Xulodaahiryaashamis<\/p>\n<p>Arrimahadadwaynaha<\/p>\n<p>Daraf iyoilaa daraf<\/p>\n<p>Lagudoogelagu dago<\/p>\n<p>Lagu dire kuu dan ah<\/p>\n<p>U damqadedaryeel badan<\/p>\n<p>Dabacsane u daacada<\/p>\n<p>U darbanededaal badan<\/p>\n<p>Kama daalehiigsiga<\/p>\n<p>Ka dakaamiwaayoo<\/p>\n<p>Rabitaankadihankara.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maansadan dulucdeedu waa in shacab weynaha reer Somaliland lagu wacyi-geliyo; SIDAY WAX U DOORANAYAAN.\u00a0 Waxay diiradda saaraysaa ka fiirsashada kala xulashada musharraxiinta dalka ee u tartamaya doorashada in nagu soo foolka leh. Waxaaanay soo baxday 16.Feb. 2021. Ugudambayn maansadu waxay dhiiri-gelinaysa in sifooyinka wanaagsan mas&#8217;uulka lagu doorto,\u00a0 lagana feejignaado in loo cumaamado qof\u00a0 lagu hungoobidoono [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63291,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[3,10,6],"tags":[],"class_list":["post-63290","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-arimaha-bulshada","category-featured","category-suugaan"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Abwaan-Cabdi-Tahar-Arabsiyonews-Photo-File.png?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gsO","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63290","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63290"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63290\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63295,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63290\/revisions\/63295"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63291"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63290"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63290"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63290"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}