{"id":63289,"date":"2021-04-18T23:00:49","date_gmt":"2021-04-18T23:00:49","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63289"},"modified":"2021-04-18T23:00:49","modified_gmt":"2021-04-18T23:00:49","slug":"xukuumada-somaliland-oo-abuur-siidh-bilaash-ah-u-qaybinaysa-beeralayda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/04\/18\/xukuumada-somaliland-oo-abuur-siidh-bilaash-ah-u-qaybinaysa-beeralayda\/","title":{"rendered":"Xukuumada Somaliland  oo abuur (siidh) bilaash ah u qaybinaysa beeralayda"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(Arabsiyonews):-Wasaarada beeraha Somaliland, ayaa bilowday in ay beeralayda u qaybiso abuur waddani ah oo ka kooban Galay, hadhuudh iyo Diggir.<\/p>\n<p>Abuurkan Waddaniga ah oo muddo 3 sano iyo badh ah ay waasaaradu ku kaydinaysay xarunta cilmibaadhista beeraha ee Abuuriin, ayaa la gaadhsiin doona beeralayda.<\/p>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\u201cMaanta halkan waxaynu ku qaybinaynaa siidh kii dalka kasoo go\u2019ay ee ay soo saartay waaxda Soma seed, oo 3 dii sano ee ugu danbeeyay ay ku howlanayd\u201d sida waxa yidhi wasiirka beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed.<\/div>\n<div align=\"justify\">\n\u201cSiidhkan maanta la qaybinaya waa siidhkii dalka kasoo go\u2019ay, maaha siidh dibada inooga yimiday\u201d ayuu wasiirku hadalkiisa kusii daray.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in siidh (abuur) kan loo qaybin doono beeralayda gobolada Buuhoodle, Sanaag iyo Maroodijeex.<\/p>\n<p>Abuurkan ayaa la rajaynaya in uu wax ka tari doono wax soo saarka beeralayda ku dhaqan gobolada la gaadhsiin doono<\/p><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Arabsiyonews.com<\/div>\n<div align=\"justify\">Hargaysa Office<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(Arabsiyonews):-Wasaarada beeraha Somaliland, ayaa bilowday in ay beeralayda u qaybiso abuur waddani ah oo ka kooban Galay, hadhuudh iyo Diggir. Abuurkan Waddaniga ah oo muddo 3 sano iyo badh ah ay waasaaradu ku kaydinaysay xarunta cilmibaadhista beeraha ee Abuuriin, ayaa la gaadhsiin doona beeralayda. \u201cMaanta halkan waxaynu ku qaybinaynaa siidh kii dalka kasoo go\u2019ay ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63294,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-63289","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/sddefault-11.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gsN","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63289","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63289"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63289\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63293,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63289\/revisions\/63293"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63294"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63289"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63289"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63289"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}