{"id":63276,"date":"2021-04-18T21:45:57","date_gmt":"2021-04-18T21:45:57","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63276"},"modified":"2021-04-18T21:45:57","modified_gmt":"2021-04-18T21:45:57","slug":"xukuumada-somaliland-oo-bulshada-uga-digtay-khatarta-roobab-waa-weyn-oo-dalka-kusoo-fool-leh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/04\/18\/xukuumada-somaliland-oo-bulshada-uga-digtay-khatarta-roobab-waa-weyn-oo-dalka-kusoo-fool-leh\/","title":{"rendered":"Xukuumada Somaliland oo bulshada uga digtay khatarta roobab waa weyn oo Dalka  kusoo fool leh"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews):-Wasiirka beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa bulshada uga digay khataro ay keeni karaan roobab waa weyn oo uu sheegay in ay ka di\u2019i doonaan deegaanada Somaliland.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa bulshada ku booriyay in ay ka digtoonadan safarada ay ugu kala gooshayaan gobolada Somaliland, isagoo ciidamadana ugu baaqay in ay xil iska saaran, bad baadada dadka safar ka ah.<\/p>\n<p>\u201c19 iyo 20 April waxa inagu soo aadan sida ay saadaashu sheegtay roobab aad u waa weyn, oo ku aadan magaalada sheekh, Maroodijeex iyo Awdal markaa waxanu uga digayna dadka shacabka ah in ay aad uga digtoonadan\u201d ayuu yidhi wasiirku.<\/p>\n<p>\u201cWaxan ka codsanayaa ciidamada qalabka sida, in ay ilaaliyaan baabuurta dadka u kala gooshaya gobolada\u201d ayuu wasiir ku hadalkiisa ku daray.<\/p>\n<p>Roobka guga ayaa qaar kamida gobolada Somaliland ka curtay maalintii shalay iyadoo robabku ay ilaa maanta ka da\u2019ayaan gobolada galbeedka Somaliland.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews):-Wasiirka beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa bulshada uga digay khataro ay keeni karaan roobab waa weyn oo uu sheegay in ay ka di\u2019i doonaan deegaanada Somaliland. Wasiirka ayaa bulshada ku booriyay in ay ka digtoonadan safarada ay ugu kala gooshayaan gobolada Somaliland, isagoo ciidamadana ugu baaqay in ay xil iska saaran, bad baadada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63277,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-63276","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/arabsiyophoto-file.png?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gsA","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63276","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63276"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63276\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63279,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63276\/revisions\/63279"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63277"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63276"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63276"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63276"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}