{"id":63270,"date":"2021-04-18T20:48:10","date_gmt":"2021-04-18T20:48:10","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63270"},"modified":"2021-04-18T20:48:10","modified_gmt":"2021-04-18T20:48:10","slug":"dawlada-eriteria-oo-aqbashay-in-ciidamadeeda-kala-baxdo-gobolka-tigreyga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/04\/18\/dawlada-eriteria-oo-aqbashay-in-ciidamadeeda-kala-baxdo-gobolka-tigreyga\/","title":{"rendered":"Dawlada Eriteria Oo Aqbashay In Ciidamadeeda Kala Baxdo Gobolka Tigreyga"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 22.1pt; background: white; vertical-align: baseline; margin: 0in 0in 15.0pt 0in;\"><span style=\"font-size: 14.0pt; color: #222222;\">Dowladda Eritrea ayaa markii ugu horreysay ku dhawaaqday inay aqbashay in ciidamadeeda ay kala baxeyso gobolka Tigray ee woqooyiga Ethiopia, iyadoo dalka ku yaal Bariga Afrika uu qirtay inuu qeyb ka ahaa colaadda gobolkaas ka taagan.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 22.1pt; background: white; vertical-align: baseline; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-thickness: initial; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 15.0pt 0in;\"><span style=\"font-size: 14.0pt; color: #222222;\">Eritrea oo uu saaran yahay cadaadis caalami ah oo sii kordhaya ayaa kaga dhawaaqday arrinkan warqad ay u qortay 15-ka dal ee xubnaha golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, taas oo Jimcihii barta Internetka ay ku daabacday wasaaraddeeda warfaafinta.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 22.1pt; background: white; vertical-align: baseline; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-thickness: initial; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 15.0pt 0in;\"><span style=\"font-size: 14.0pt; color: #222222;\">Sophia Tesfamariam oo ah Safiirka Eritrea u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa warqadda ku sheegtay in Addis Ababa iyo Asmara ay ku heshiiyeen inay ku dhaqaaqaan heerkoodii ugu sarreeyay ee ciidamada Eritrea ay kaga baxayaan islamarkaana si dhaqso ah dib loo geeyo cutubyo Ethiopian ah xadka la aamnisan yahay ee caalamiga ee u dheexaya.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 22.1pt; background: white; vertical-align: baseline; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-thickness: initial; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 15.0pt 0in;\"><span style=\"font-size: 14.0pt; color: #222222;\">Milatariga Eritrea ayaa gacan ku siinayay ciidamada Ethiopia dagaalka ay kula jiraan xisbiga TPLF oo Ethiopia soo xukumi jiray, kaas oo soo billowday bishii November ee sanadkii hore.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 22.1pt; background: white; vertical-align: baseline; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-thickness: initial; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 15.0pt 0in;\"><span style=\"font-size: 14.0pt; color: #222222;\">Dowladaha Ethiopia iyo Eritrea ayaa muddo bilooyin ah dafirayay in ciidamada Eritrea ay ku lug lahaayeen dagaalka gobolkaas, taas oo ka hor imaanaysa warbixinnada ay wariyeen dadka deegaanka, diblomaasiyiinta iyo qaar ka mid ah shacabka iyo milatariga Ethiopia, laakiin Ra\u2019isawaasaare Aby Ahmed ayaa qirtay bishii March, iyadoo Asmarana ay ku dhawaaqday Jimcihii.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 22.1pt; background: white; vertical-align: baseline; margin: 0in 0in 15.0pt 0in;\"><span style=\"font-size: 14.0pt; color: #222222;\">\u00a0<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Eritrea ayaa markii ugu horreysay ku dhawaaqday inay aqbashay in ciidamadeeda ay kala baxeyso gobolka Tigray ee woqooyiga Ethiopia, iyadoo dalka ku yaal Bariga Afrika uu qirtay inuu qeyb ka ahaa colaadda gobolkaas ka taagan. Eritrea oo uu saaran yahay cadaadis caalami ah oo sii kordhaya ayaa kaga dhawaaqday arrinkan warqad ay u qortay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63271,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-63270","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/eritrea-president.jpg?fit=1200%2C675&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gsu","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63270","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63270"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63270\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63272,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63270\/revisions\/63272"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63271"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63270"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63270"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63270"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}