{"id":63254,"date":"2021-04-17T20:27:48","date_gmt":"2021-04-17T20:27:48","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63254"},"modified":"2021-04-17T20:27:48","modified_gmt":"2021-04-17T20:27:48","slug":"roobkii-guga-oo-ka-curtay-gobolka-gabiley-iyo-deegaano-hoos-yimaadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/04\/17\/roobkii-guga-oo-ka-curtay-gobolka-gabiley-iyo-deegaano-hoos-yimaadda\/","title":{"rendered":"Roobkii Gu\u2019ga oo ka curtay Gobolka Gabiley iyo Deegaano hoos yimaadda."},"content":{"rendered":"<p>Gabiley (Arabsiyonews)- Roobkii guga ayaa ka curtay gobolka Gabiley iyo deegaano hoos yimaadda. Sida uu kusoo waramayo wariyaha wakaaladda wararka Somaliland ee Solna uga soo warama gobolka Gabiley Ayaanle Xaaji.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Gabiley Cabdikariin Aadan Xaaji Diiriye ayaa sheegay in deegaanada Roobku gu\u2019gu uu ka curtay ay kamid yihiin Wajaale, Allay badey, Diirato Magaalo damal, Geedka Maxamed Cali iyo deegaano kale oo katirsan gobolkaas.<\/p>\n<p>Cabdikariin Aadan Xaaji Diiriye Guddoomiyaha gobolka Gabiley wuxuu sheegay in roobabkaasi ahaayeen kuwo lagu qabawsaday isla markaana aanay gaysanin wax khasaare ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gabiley (Arabsiyonews)- Roobkii guga ayaa ka curtay gobolka Gabiley iyo deegaano hoos yimaadda. Sida uu kusoo waramayo wariyaha wakaaladda wararka Somaliland ee Solna uga soo warama gobolka Gabiley Ayaanle Xaaji. Guddoomiyaha gobolka Gabiley Cabdikariin Aadan Xaaji Diiriye ayaa sheegay in deegaanada Roobku gu\u2019gu uu ka curtay ay kamid yihiin Wajaale, Allay badey, Diirato Magaalo damal, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63255,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-63254","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/12961350_594797810670615_1181383978253523831_o-696x522-1.jpg?fit=696%2C522&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gse","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63254","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63254"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63254\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63257,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63254\/revisions\/63257"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63255"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63254"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63254"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63254"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}