{"id":63228,"date":"2021-04-16T12:52:55","date_gmt":"2021-04-16T12:52:55","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63228"},"modified":"2021-04-16T12:52:55","modified_gmt":"2021-04-16T12:52:55","slug":"maraykanka-sideed-ruux-oo-toogasho-lagu-dilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/04\/16\/maraykanka-sideed-ruux-oo-toogasho-lagu-dilay\/","title":{"rendered":"Maraykanka :Sideed ruux oo toogasho lagu dilay"},"content":{"rendered":"<p>ararka imanaya dalka Mareykanka ayaa sheegaya in xarunta Indianapolis FedEx\u00a0 toogasho ka dhacday lagu dilay sadeed ruux.<\/p>\n<p>Saraakiish Booliiska Indianapolis FedEx\u00a0 ayaa sheegay in weerarkan uu geystay qof sida ay hadalka u dhigeen laftirkiisa markii danbe is dilay<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa xiray goobta uu dilka ka dhacay, iyaga oo wada baaritaanno la xiriira sababta toogashadani keentay.<\/p>\n<p>Sidoo kale weerarkan uu geystay qof la sheegay in uu is dilay ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen dad kale oo goobta ku sugnaa.<\/p>\n<p>Weerarrada noocan ah ayaa waayadii ugu danbeeyay ku soo badanayay dalka Mareykanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>ararka imanaya dalka Mareykanka ayaa sheegaya in xarunta Indianapolis FedEx\u00a0 toogasho ka dhacday lagu dilay sadeed ruux. Saraakiish Booliiska Indianapolis FedEx\u00a0 ayaa sheegay in weerarkan uu geystay qof sida ay hadalka u dhigeen laftirkiisa markii danbe is dilay Ciidamada ayaa xiray goobta uu dilka ka dhacay, iyaga oo wada baaritaanno la xiriira sababta toogashadani keentay. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63229,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-63228","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/2021416637541569521693947.jpg?fit=660%2C440&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-grO","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63228","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63228"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63228\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63231,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63228\/revisions\/63231"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63229"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63228"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63228"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63228"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}