{"id":63210,"date":"2021-04-15T19:27:20","date_gmt":"2021-04-15T19:27:20","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63210"},"modified":"2021-04-15T19:27:39","modified_gmt":"2021-04-15T19:27:39","slug":"xiisad-colaadeed-markale-ka-bilaabantay-duleedka-holhol-ee-degmada-xuddun","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/04\/15\/xiisad-colaadeed-markale-ka-bilaabantay-duleedka-holhol-ee-degmada-xuddun\/","title":{"rendered":"Xiisad colaadeed markale ka bilaabantay duleedka Holhol ee degmada Xuddun"},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Laascanood(Arabsiyonews):=Inta la ogyahay 5 ruux ayaa ku dhaawacmay xiisad colaadeed oo ka dhalatay ceelka Dhabar-dalool oo tuulada Holhol ka tirsan, kaas oo dhawrjeer oo hore murankiisa meel la saaray.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<div class=\"inline-ad\">\n<div><\/div>\n<div id=\"1412x300x250x278x_ADSLOT567\">&#8220;Saaka ayaan warkan maqalay in ceelka laysku rasaaseeyey, waan tagnay waxaana ilaa hada wadnaa sidii aan colaada u hakin lahayn&#8221; sidaa waxa noo sheegay mid ka mid ah duqeyda degaanka Holhol.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div align=\"justify\">Qaar ka mid ah labada dhinac ee beelaha muranku sababay dhibaatada ayaa waxa ay eedaynta dusha ka saarayaan ta kale in ay bilawday, waxaana jira xeer aad u adag oo arimaha noocan ah labada beelood ugu heshiiyeen kaas oo lagu magcaabo xeerkii Adhi-cadeeye sida ay odayaal dhowr ahi ii xaqiijiyeen.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Dadka dhaawaca ah ayaa la sheegayaa in laba ka mid ah ay ku dhaawacmeen deleedka Laascaanood kadib markii dabley jidka u gashay oo rasaas huwiyeen iyagoo ku sii jeeda dhinaca goobta wax ka dheceen.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Dadkii dhaawacu soo gaadhey ayaa lagu dabiibayaa Laascaanood iyo Xuddun, waxaana la sheegayaa in badankooda dhaawacoodu aanu aad u cuslayn in kasta oo la sheegayo qaar liita.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Warar aan ka helayno dhinaca maamulka ayaa la sheegayaa in odayaal iyo ciisanba ay u baxayaan sidii ay hawshaasi aanay halkaasi u dhaafteen.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laascanood(Arabsiyonews):=Inta la ogyahay 5 ruux ayaa ku dhaawacmay xiisad colaadeed oo ka dhalatay ceelka Dhabar-dalool oo tuulada Holhol ka tirsan, kaas oo dhawrjeer oo hore murankiisa meel la saaray. &#8220;Saaka ayaan warkan maqalay in ceelka laysku rasaaseeyey, waan tagnay waxaana ilaa hada wadnaa sidii aan colaada u hakin lahayn&#8221; sidaa waxa noo sheegay mid ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63211,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-63210","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/2021415637540742388431819.jpg?fit=660%2C450&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-grw","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63210","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63210"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63210\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63212,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63210\/revisions\/63212"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63211"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63210"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63210"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63210"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}