{"id":63207,"date":"2021-04-15T19:21:34","date_gmt":"2021-04-15T19:21:34","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63207"},"modified":"2021-04-15T19:21:34","modified_gmt":"2021-04-15T19:21:34","slug":"sarakiil-iyo-ciidan-kasoo-goostay-maamulka-puntland-oo-somaliland-isu-soo-dhiibay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/04\/15\/sarakiil-iyo-ciidan-kasoo-goostay-maamulka-puntland-oo-somaliland-isu-soo-dhiibay\/","title":{"rendered":"Sarakiil iyo Ciidan kasoo Goostay Maamulka Puntland oo Somaliland isu soo dhiibay"},"content":{"rendered":"<p>Laascaanood-(Arabsiyonews)-Taliyaha ciidanka qaranka qaranka ee jiida hore ee gobolka Sool ayaa qaabilay saraakiil iyo ciidan ka soo goostay maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sareeye guuto Cali Bare Xuseen oo u waramaayay Wargeyska Dawan ayaa sheegay in iyo saraakiishaas iyo ciidankaas kas oo goostay maamulka Puntland ee Soomaaliya tiradoodu gaadhayso tobaneeyo, kuwaas oo sitay saanadoodii milatari.<\/p>\n<p>Cali Bare Xuseen Taliyaha ciiidanka qaranka ee jiida hore ee gobolka Sool waxa kale oo uu sheegay un ciidankaas ay ku qaabileen degaanka Goojo-cadde ee gobolka Sool, waxaa waxaanuu taliye Cali Bare wuxuu ciidankaas ku soo dhaweeyay dalkooda hooyo ee Somaliland, waxaanuu intaas ku daray in ciidankaas la marin doono nidaamka u yaala ciidanka qaranka Somaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laascaanood-(Arabsiyonews)-Taliyaha ciidanka qaranka qaranka ee jiida hore ee gobolka Sool ayaa qaabilay saraakiil iyo ciidan ka soo goostay maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliya. Sareeye guuto Cali Bare Xuseen oo u waramaayay Wargeyska Dawan ayaa sheegay in iyo saraakiishaas iyo ciidankaas kas oo goostay maamulka Puntland ee Soomaaliya tiradoodu gaadhayso tobaneeyo, kuwaas oo sitay saanadoodii milatari. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63208,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-63207","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/26694611_2019226484760768_743047004_n-1.jpg?fit=696%2C392&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-grt","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63207","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63207"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63207\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63209,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63207\/revisions\/63209"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63208"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63207"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63207"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63207"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}