{"id":63204,"date":"2021-04-14T13:39:14","date_gmt":"2021-04-14T13:39:14","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63204"},"modified":"2021-04-14T13:39:14","modified_gmt":"2021-04-14T13:39:14","slug":"gddiga-nabadgalyada-gobolka-togdheer-oo-ka-hadlay-mudaharaad-ka-dhacay-burco","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/04\/14\/gddiga-nabadgalyada-gobolka-togdheer-oo-ka-hadlay-mudaharaad-ka-dhacay-burco\/","title":{"rendered":"Gddiga Nabadgalyada Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Mudaharaad Ka Dhacay Burco"},"content":{"rendered":"<p>Burco(Arabsiyonews):-maayarka magaaladq Burco Maxamed Yuusuf Muraad ayaa sheegay in magaalada Burco aanay u baahnayn in la khal-khal galiyo ammaanka, isla markaana dhibaato loo gaysto ganacsiga iyo goobaha danta guud ee ku yaala magaaladaas.<\/p>\n<p>Maayar Muraad wuxuu dadweynaha ku nool magaalada Burco u soo jeediyay in ay ilaaliyaan ammaanka magaalada isla markaana aanay qaadin talaabooyin dhibaatayn kara ammaanka guud ee degmadaas.<\/p>\n<p>Taliyaha qaybta boolisn\u00a0 ee gobolka Togdheer Maxamed Faarax Nuur abaan duulaha ciidanka qaranka ee qaynta 12-aad ayaa si wada jir ah u sheegay in aanay cidna ka ogolaan doonin in ay khal-kahl galiyaan ammaanka magaalada Burco isla markaana laga sameeyo rabshado sababi kara haliso abni oo kala duawan.<\/p>\n<p>Ugu dambayn gudoomiyaha gobolka Togdheer Maxamed Diiriye Xayd ayaa sheegay in ciidaamada aammaanku ay u xil saaran yihiin in ay iilaaliyaan ammaanka guud ee gobolka, cidkasta oo dhibaataynaysa nabadgelyadana ay talaabo sharci ah ka qaadaan.<\/p>\n<p>Gudoomiye Maxamed Diiriye wuxuu xusay in shacabku caban karaan, laakiin aanay sax ahayn inay qaadaan talaabooyin halis galin kara ammaanka, waxaanuuu guu ahaan dadka ku nool magaalada Burco u soo jeediyay inay ilaaliyaan xasiloonid iyo ammaanka<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Burco Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Burco(Arabsiyonews):-maayarka magaaladq Burco Maxamed Yuusuf Muraad ayaa sheegay in magaalada Burco aanay u baahnayn in la khal-khal galiyo ammaanka, isla markaana dhibaato loo gaysto ganacsiga iyo goobaha danta guud ee ku yaala magaaladaas. Maayar Muraad wuxuu dadweynaha ku nool magaalada Burco u soo jeediyay in ay ilaaliyaan ammaanka magaalada isla markaana aanay qaadin talaabooyin dhibaatayn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63206,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-63204","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/hqdefault-3.jpg?fit=480%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-grq","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63204","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63204"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63204\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63205,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63204\/revisions\/63205"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63206"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63204"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63204"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63204"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}