{"id":63198,"date":"2021-04-14T10:11:46","date_gmt":"2021-04-14T10:11:46","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63198"},"modified":"2021-04-14T10:11:46","modified_gmt":"2021-04-14T10:11:46","slug":"mareykanka-oo-cadeeyay-mowqifkiisa-muddo-kordhinta-dowladda-uu-hoggaamiyo-madaxweyne-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/04\/14\/mareykanka-oo-cadeeyay-mowqifkiisa-muddo-kordhinta-dowladda-uu-hoggaamiyo-madaxweyne-farmaajo\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo cadeeyay mowqifkiisa muddo kordhinta Dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa si adag uga fal celisay go&#8217;aankii uu dhawaanta Baarlamaanka Soomaaliya mudada Labada sano ah ugu kordhiyay Dowladda hadda jirta ee madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div><\/div>\n<div id=\"1412x300x250x278x_ADSLOT567\"><\/div>\n<\/div>\n<p>War ka soo baxay Wasaarradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa ay siweyn uga xumaadeen tallaabada uu qaaday Baarlamaanka Soomaaliya ee mudada Labada sano ah loogu kordhiyay madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan horey ugu celcelinay in ay muhiim u tahay nabadda, xasiloonida, baraaraha iyo dowladnimada Soomaaliya in dowlada fedaraalka iyo dowladaha xubnaha ka ah ay gaaraan heshiis ku aadan sidii horey loogu sii wadi lahaa geedi socodka doorashada,&#8221; ayaa lagu yiri bayaanka ka soo baxay wasaarada arrimaha dibada.<\/p>\n<p>War ka soo baxay Wasaarradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa sidoo kale lagu sheegay in marnaba aysan taageeri doonin muddo korarsi , doorashooyiin is barbar socda amaba geedi socod hal dhinac ah.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa intaa ku darray in hindisa shirciyeeda muddo kordhinta oo la dhaqangaliyo ay caqabad halis ah ku tahay wadaxaajoodyada socda<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay saxiixay xeerkii doorasho ee Baarlamaanku meelmariyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa si adag uga fal celisay go&#8217;aankii uu dhawaanta Baarlamaanka Soomaaliya mudada Labada sano ah ugu kordhiyay Dowladda hadda jirta ee madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. &nbsp; War ka soo baxay Wasaarradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa ay siweyn uga xumaadeen tallaabada uu qaaday Baarlamaanka Soomaaliya ee mudada Labada sano ah loogu kordhiyay madaxweyne Farmaajo. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62709,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-63198","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021319637517590982343240.jpg?fit=660%2C371&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-grk","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63198","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63198"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63198\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63199,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63198\/revisions\/63199"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62709"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63198"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63198"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63198"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}