{"id":63194,"date":"2021-04-14T10:09:54","date_gmt":"2021-04-14T10:09:54","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63194"},"modified":"2021-04-14T10:09:54","modified_gmt":"2021-04-14T10:09:54","slug":"mar-walba-wadajir-baan-ahaan-doonnaa-somaliland-mr-lou","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/04\/14\/mar-walba-wadajir-baan-ahaan-doonnaa-somaliland-mr-lou\/","title":{"rendered":"\u201cMar walba wadajir baan ahaan doonnaa Somaliland\u201d Mr Lou"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa-(Arabsiyonews)-Danjiraha Dawladda Taiwan u fadhiya Hargeysa ayaa sheegay in Somaliland ay tahay dhul hodan oo ay ka caawinayaan arrimaha horumrinta wax soo saarka iyo tiknoolajiyada .<\/p>\n<p>Mr Lou oo la hadlay idaacada dunida la hadasha ee BBC-da ayaa ku sifeeyay xidhiidhka ka dhexeeya labada waddan guul labada dhinac ah<br \/>\n\u201cTaiwan waxay Somaliland ka caawisaa beeraha, tikniyoolojiyadda, waxbarashada, daryeelka caafimaadka, doorashooyinka iyo tamarta\u201d ayuu yidhi<\/p>\n<p>Allen Chenhwa Lou ayaa sheegay in Somaliland ay leedahay goob istiraatiiji ah, keyd kalluumeysi oo hodan ah, kheyraad dabiici ah iyo dalxiis<\/p>\n<p>\u201cSomaliland waxay ugu yeedhaa Taiwan walaalkeeda weyn, waxaan doorbidayaa in xidhiidhkeennu uu noqdo mid wax wada qabsi iyo iskaashi ah. Mar walba wadajir baan ahaan doonnaa Somaliland\u201d<\/p>\n<p>\u201cUma baahnin inaan raadinno madax banaani hada sababtoo ah durba waanu madax bannaan nahay, waxaa labadeennaba aan u baahanahay waa aqoonsi\u201d ayuu yidhi Allen Chenhwa Lou<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa-(Arabsiyonews)-Danjiraha Dawladda Taiwan u fadhiya Hargeysa ayaa sheegay in Somaliland ay tahay dhul hodan oo ay ka caawinayaan arrimaha horumrinta wax soo saarka iyo tiknoolajiyada . Mr Lou oo la hadlay idaacada dunida la hadasha ee BBC-da ayaa ku sifeeyay xidhiidhka ka dhexeeya labada waddan guul labada dhinac ah \u201cTaiwan waxay Somaliland ka caawisaa beeraha, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63195,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-63194","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Somaliland-iyo-Taiwan.png?fit=600%2C337&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-grg","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63194","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63194"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63194\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63197,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63194\/revisions\/63197"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63195"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63194"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63194"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63194"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}