{"id":63183,"date":"2021-04-13T22:16:42","date_gmt":"2021-04-13T22:16:42","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63183"},"modified":"2021-04-13T22:16:42","modified_gmt":"2021-04-13T22:16:42","slug":"somaliland-tirada-dadka-u-dhimanaya-covid-19-oo-korodhay-april","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/04\/13\/somaliland-tirada-dadka-u-dhimanaya-covid-19-oo-korodhay-april\/","title":{"rendered":"Somaliland: Tirada dadka u dhimanaya COVID-19 oo korodhay April"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Mas\u2019uuliyiinta caafimaadka ee Somaliland ayaa sheegay inay kordheen tirada dadka uu soo ridanayo iyo kuwa u dhintay xanuunka COVID-19<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta ayaa sheegay inay 11-kii maalmood ee ugu horreeyey bishan April la diiwan galiyey dhimashada 64 Qof oo u dhintay cudurka CVID-19, waxaana bulshada loogu baaqay inay guryahooda ku tukadan sallaadda Taraawiixda bisha Ramadaan.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaaradda diinta iyo aw-qaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi, isaga oo arrimahaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi.\u201cWaxaa u geeriyooday kow iyo tobanka maalmood ila imika 64 qof, talo ahaan ayaa loo soo gudbinaya walaalayaal.<\/p>\n<p>Waxaanu leenahay salaada Taraawida guryihiina ku tukada, intii awoodii karta guryahooda haku tukato, bal inta meel waasica oo bannaan ah la helayo culimada ayaa arrintaasi u taalla\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Mas\u2019uuliyiinta caafimaadka ee Somaliland ayaa sheegay inay kordheen tirada dadka uu soo ridanayo iyo kuwa u dhintay xanuunka COVID-19 Mas\u2019uuliyiinta ayaa sheegay inay 11-kii maalmood ee ugu horreeyey bishan April la diiwan galiyey dhimashada 64 Qof oo u dhintay cudurka CVID-19, waxaana bulshada loogu baaqay inay guryahooda ku tukadan sallaadda Taraawiixda bisha Ramadaan. Wasiirka wasaaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63184,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-63183","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Ey4MuSgWEAUEFrZ.jpg?fit=1024%2C575&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gr5","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63183","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63183"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63183\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63186,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63183\/revisions\/63186"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63184"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63183"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63183"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63183"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}