{"id":63174,"date":"2021-04-12T21:45:29","date_gmt":"2021-04-12T21:45:29","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63174"},"modified":"2021-04-12T21:45:29","modified_gmt":"2021-04-12T21:45:29","slug":"guddoomiyaha-ururka-online-ka-somaliland-oo-shacabka-iyo-bahda-saxaafadda-ku-hambalyeeyey-curashada-bisha-ramadaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/04\/12\/guddoomiyaha-ururka-online-ka-somaliland-oo-shacabka-iyo-bahda-saxaafadda-ku-hambalyeeyey-curashada-bisha-ramadaan\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Ururka Online-ka Somaliland Oo Shacabka Iyo Bahda Saxaafadda Ku Hambalyeeyey Curashada Bisha Ramadaan."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Ururka Mareegaha Somaliland ee Somaliland OnlineMedia Association (#SOMA), Mustafe Abdi Mohamed (Mustafe-Janaale) ayaa guud ahaan<br \/>\nshacabka reer Somaliland iyo umadda Islaamka meel ay joogaanba ku hambalyeeyay<br \/>\ncurashada bisha barakaysan ee Ramadaan oo caawa curatay. \u201c1442\/9\/1 H, M13\/4\/2021\u201d.<br \/>\nBilashada bishan barakeysan ee Ramadaan waxa ay xambaarsan tahay khayr baddan.<br \/>\nwaa bishii kheyrka, waa bishii towbadda, cafiska, waa bisha uu ku jiray habeenka kheyrka<br \/>\nbaddan ee Leylatul Qadriga. waa bisha sheydaanka la xidho oo Alle uu naarta ka xoreeyo<br \/>\nmuslimiin baddan oo uu waafajiyey khayrka bishan.<br \/>\nMustafe-Janaale wuxuu shucuubta Islaamka,shacabka reer Somaliland-ba iyo bahda<br \/>\nSaxaafadda u rajeeyey inuu Eebbe ku sugo khayraadka iyo xasanaadka bishan<br \/>\nbarakaysani ay xambaarsan tahay, isaga oo u rajeeyey inay wanaag iyo khayr ku gaadhaan<br \/>\nbishan bisheeda, ILAAHAY-na waxa aan ka rajaynayaa inuu inaga dulqaado xanuunadan<br \/>\naduunka safmareenka ku noqday ee saameeyey dunida COVID 19, ummadda reer<br \/>\nSomaliland iyo dalalka Islaamka ahna rabi ha siiyo bash-bash iyo barwaaqo ay ku<br \/>\ngaadhaan sanadkan sanadkiisa, illaahayna waxaynu weydiisanaynaa dambi-dhaaf,<br \/>\nadduunyo san iyo Aakhiro san inuu inagu simo, wixii dhibaatooyin ahna ummadda ka dul<br \/>\nqaado.\u201d<br \/>\nUgu danbayntii Gudoomiye #Mustafe_Janaale waxa uu ummadda reer Somaliland iyo<br \/>\nbahda Saxaafadda Online-ka kula dardaarmay inay ka faa\u2019iidaystaan khayrka bishan, kuna<br \/>\ndadaalaan cibaadada islamarkaana ay noqdaan kuwo dhexdooda ay gasho cafis, iyo is-<br \/>\njacayl,. \u201cWaxaan rabi uga rajaynayaa shacabka Somaliland, bahda Saxaafadda Online-ka<br \/>\niyo Warbaahinta kale-ba inay bishan bisheeda ku gaadhaan bash-bash iyo barwaaqo\u201d<br \/>\nHALKAN KU DHUFO OO KA BOGO: https:\/\/www.facebook.com\/somaorgonline<br \/>\n#Ururka_SOMA<br \/>\n#Somaliland<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Ururka Mareegaha Somaliland ee Somaliland OnlineMedia Association (#SOMA), Mustafe Abdi Mohamed (Mustafe-Janaale) ayaa guud ahaan shacabka reer Somaliland iyo umadda Islaamka meel ay joogaanba ku hambalyeeyay curashada bisha barakaysan ee Ramadaan oo caawa curatay. \u201c1442\/9\/1 H, M13\/4\/2021\u201d. Bilashada bishan barakeysan ee Ramadaan waxa ay xambaarsan tahay khayr baddan. waa bishii kheyrka, waa bishii towbadda, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63175,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,3,10],"tags":[],"class_list":["post-63174","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-arimaha-bulshada","category-featured"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/SOMA-222.png?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gqW","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63174","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63174"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63174\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63177,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63174\/revisions\/63177"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63175"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63174"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63174"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63174"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}