{"id":63164,"date":"2021-04-12T19:35:36","date_gmt":"2021-04-12T19:35:36","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63164"},"modified":"2021-04-12T19:35:36","modified_gmt":"2021-04-12T19:35:36","slug":"madaxweynaha-jamhuuriyadda-somaliland-oo-fariin-u-diray-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/04\/12\/madaxweynaha-jamhuuriyadda-somaliland-oo-fariin-u-diray-shacabka\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Fariin u diray Shacabka"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Hargeysa(Arabsiyonews);-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka reer Somaliland meel ay joogaanba iyo guud ahaan shucuubta Islaamka ku hambalyeeyay curashada bisha barakaysan ee Ramadaan oo caawa kaw ah.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi wuxuu ummadda Islaamka iyo shacabka reer Somaliland-ba u rajeeyey inuu Eebbe ku sugo khayraadka iyo xasanaadka bishan barakaysani ay xambaarsan tahay, isaga oo u rajeeyey inay wanaag iyo khayr ku gaadhaan bishan bisheeda, Ilaahayna waxa uu ka baryayaa inuu inaga dulqaado xanuunadan aduunka saameeyey iyo abaaraha soo noq-noqday, ummadda reer Somaliland iyo dalalka Islaamka ahna waxa uu alle uga baryayaa inuu bash-bash iyo barwaaqo ku gaadhsiiyo sanadkan sanadkiisa, Allena wuxuu uga baryayaa dambi-dhaaf, adduunyo san iyo aakhiro san inuu inagu simo, wixii dhibaatooyin ahna ummadda ka dul qaado.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Sidoo kale Madaxweynuhu waxa uu ummadda reer Somaliland kula dardaarmay inay ka faa\u2019iidaystaan khayrka bishan barakaysan ee Ramadaan, kuna dadaalaan cibaadada islamarkaana ay noqdaan kuwo dhexdooda ay gasho cafis, iyo is-jacayl, isagoo ku adkeeyay inay qaataan amarada guddida heer qaran ee u diyaar garawga iyo ka-hor-tagga xanuunka COVID-19 iyo talooyinka caafimaadka.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-thickness: initial; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Ugu danbayntii waxa uu madaxweynuhu u ducaynayaa inta bukta ee u jiifta xanuunada inuu eebbe ka dulqaado, intii dhimatay ee aan soo gaadhin bishan barakaysana u danbi dhaafo, una naxariisto. Waxaanu madaxweynuhu rabbi uga rajaynayaa shacabka Jamhuuriyada Somaliland inay bishan bisheeda ku gaadhaan bash-bash iyo barwaaqo.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><b><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #0a0a0a;\">\u00a0<\/span><\/b><\/p>\n<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><b><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #0a0a0a;\">\u00a0Arabsiyonews\/com<\/span><\/b><\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews);-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka reer Somaliland meel ay joogaanba iyo guud ahaan shucuubta Islaamka ku hambalyeeyay curashada bisha barakaysan ee Ramadaan oo caawa kaw ah. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi wuxuu ummadda Islaamka iyo shacabka reer Somaliland-ba u rajeeyey inuu Eebbe ku sugo khayraadka iyo xasanaadka bishan barakaysani ay xambaarsan tahay, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63161,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-63164","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/167268596_2873747756277137_7474292285339196014_n.jpg?fit=640%2C534&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gqM","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63164","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63164"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63164\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63166,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63164\/revisions\/63166"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63161"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63164"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63164"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63164"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}