{"id":63153,"date":"2021-04-11T18:57:16","date_gmt":"2021-04-11T18:57:16","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63153"},"modified":"2021-04-11T21:20:01","modified_gmt":"2021-04-11T21:20:01","slug":"golaha-wakiillada-somaliland-ayaa-ansixiyay-xeerka-maal-gashiga-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/04\/11\/golaha-wakiillada-somaliland-ayaa-ansixiyay-xeerka-maal-gashiga-dalka\/","title":{"rendered":"Golaha Wakiillada Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka Maal-Gashiga Dalka"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) \u2013 Fadhigii maanta ee golaha wakiillada oo uu shirgudoominaaya gudoomiyaha golaha wakiillada Somalilnd Baashe Maxamed Faarax ayaa waxa fadhiga ku sugnaa 42 xildhibaan, xeerkaasna waxa ogolaaday 40 xildhibaan wax aka aamusay hal xildhibaan.<\/p>\n<p>Sidaana waxa ku ansaxay\u00a0xeerka maal-gashiga jamhuuriyadda, kaas oo ay kaabis iyo wax ka badal ay ku sameeyeen\u00a0guddi hoosaadka dhaqalaha, maaliyadda iyo ganacsiga ee golahaas.<\/p>\n<p>Ugu dambayn guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa sheegay in golahaasi shaqayn doonaan bisha Ramadaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) \u2013 Fadhigii maanta ee golaha wakiillada oo uu shirgudoominaaya gudoomiyaha golaha wakiillada Somalilnd Baashe Maxamed Faarax ayaa waxa fadhiga ku sugnaa 42 xildhibaan, xeerkaasna waxa ogolaaday 40 xildhibaan wax aka aamusay hal xildhibaan. Sidaana waxa ku ansaxay\u00a0xeerka maal-gashiga jamhuuriyadda, kaas oo ay kaabis iyo wax ka badal ay ku sameeyeen\u00a0guddi hoosaadka dhaqalaha, maaliyadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63155,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-63153","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/maxresdefault-18.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gqB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63153","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63153"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63153\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63156,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63153\/revisions\/63156"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63155"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63153"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63153"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63153"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}