{"id":6314,"date":"2015-02-18T10:38:39","date_gmt":"2015-02-18T10:38:39","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6314"},"modified":"2015-02-18T10:38:39","modified_gmt":"2015-02-18T10:38:39","slug":"musharaxa-ucid-oo-golaha-wakiilada-ugu-baaqay-inay-sameeyaan-xeerkii-lagu-dooran-lahaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/18\/musharaxa-ucid-oo-golaha-wakiilada-ugu-baaqay-inay-sameeyaan-xeerkii-lagu-dooran-lahaa\/","title":{"rendered":"Musharaxa Ucid Oo Golaha Wakiilada Ugu Baaqay Inay Sameeyaan Xeerkii Lagu Dooran Lahaa"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/5cfd7b8ce301eda60f2333a5cb392fde_L.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6318\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/5cfd7b8ce301eda60f2333a5cb392fde_L-300x182.jpg?resize=300%2C182\" alt=\"5cfd7b8ce301eda60f2333a5cb392fde_L\" width=\"300\" height=\"182\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hargeysa(AN)Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen,ayaa Aqalka wakiilada ugu baaqay inay sameeyaan Xeerkii lagu dooran lahaa, maadaama aanu shaqaynayn Xeerkii 2005-tii lagu doortay oo ahaa mid wakhtigaasi uun la isticmaalayay(One time use). Waxa uu ku baaqay in maadaama wakhtigu yar yahay ay waxka bedel iyo cusboonaysiin ku sameeyaan Xeerka 2005-tii lagu doortay wakiilada ilaa hadda fadhiya.<\/p>\n<p>Jamaal Cali Xuseen, waxa uu tilmaamay inaan Golaha wakiilada iyo Shir gudoonkooduba diyaar u ahayn doorashada \u201cWaxaan leeyahay Golaha wakiilada waa inaad samaysaan Xeerkii Doorashooyinka Wakiilada, waana inaydaan samayn xeer isqabqabsi keenaya\u201d ayuu yidhi Mr Jamaal.<\/p>\n<p>Jamaal Cali Xuseen, waxa uu sheegay in Golaha wakiiladu doonayaan inay sida guurtida iska fadhiyaan oo aanay doorasho galin \u201cGolaha wakiiladu dantooda ayuun bay ka fikireen, oo waxay samaysteen Xeer u saamaxaya inay hal sanno Mushaharkii qaataan marka Xilku ka dhamaado\u201d ayuu yidhi Mr Jamaal.<\/p>\n<p>Jamaal Cali Xuseen oo Khadka Telefoonka kula soo xidhiidhay Wargeyska Jamhuuriya ayaa Xukumadda,Xisbiyada,Baarlamaanka iyo Komishanka ugu baaqay in doorashada loo diyaar garoobo lagana fogaado waxkasta oo carqalad ayn \u00a0kara<br \/>\n<!--EndFr--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen,ayaa Aqalka wakiilada ugu baaqay inay sameeyaan Xeerkii lagu dooran lahaa, maadaama aanu shaqaynayn Xeerkii 2005-tii lagu doortay oo ahaa mid wakhtigaasi uun la isticmaalayay(One time use). Waxa uu ku baaqay in maadaama wakhtigu yar yahay ay waxka bedel iyo cusboonaysiin ku sameeyaan Xeerka 2005-tii lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6318,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6314","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1DQ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6314","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6314"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6314\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6314"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6314"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6314"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}