{"id":63132,"date":"2021-04-10T19:00:00","date_gmt":"2021-04-10T19:00:00","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63132"},"modified":"2021-04-10T19:00:00","modified_gmt":"2021-04-10T19:00:00","slug":"madaxweynaha-somaliland-oo-dhiggiisa-djibouti-ku-hambalyeeyey-guusha-uu-ka-gaadhay-doorashada-madaxtooyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/04\/10\/madaxweynaha-somaliland-oo-dhiggiisa-djibouti-ku-hambalyeeyey-guusha-uu-ka-gaadhay-doorashada-madaxtooyada\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland oo Dhiggiisa Djibouti ku hambalyeeyey Guusha uu ka gaadhay Doorashada madaxtooyada"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa madaxweynaha dalka Jabuuti Md Ismaaciil Cumar Geelle ku hambalyeeyey guusha uu ka gaadhay Doorashada madaxtinimada oo Jimcihii shalay ka qabsoomtay dalkaas.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo markii shanaad loo doortay inuu hoggaamiyo dalkaas, ayaa guulaystay 98 boqolkiiba codadka shacabka Jabuuti, sida lagu sheegay natiijada hordhaca ah ee doorashada oo uu shaaciyey wasiirka Arrimaha Gudaha Jabuuti.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n<p><a href=\"https:\/\/i1.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/meeqaam-noocee-ah-ayuu-madaxweyn-e1570485468194.jpg?ssl=1\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-64848 jetpack-lazy-image jetpack-lazy-image--handled\" src=\"https:\/\/i1.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/meeqaam-noocee-ah-ayuu-madaxweyn-e1570485468194.jpg?resize=696%2C505&amp;ssl=1\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/i1.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/meeqaam-noocee-ah-ayuu-madaxweyn-e1570485468194.jpg?w=931&amp;ssl=1 931w, https:\/\/i1.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/meeqaam-noocee-ah-ayuu-madaxweyn-e1570485468194.jpg?resize=300%2C218&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i1.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/meeqaam-noocee-ah-ayuu-madaxweyn-e1570485468194.jpg?resize=768%2C557&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i1.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/meeqaam-noocee-ah-ayuu-madaxweyn-e1570485468194.jpg?resize=517%2C375&amp;ssl=1 517w, https:\/\/i1.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/meeqaam-noocee-ah-ayuu-madaxweyn-e1570485468194.jpg?resize=324%2C235&amp;ssl=1 324w, https:\/\/i1.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/meeqaam-noocee-ah-ayuu-madaxweyn-e1570485468194.jpg?resize=648%2C470&amp;ssl=1 648w, https:\/\/i1.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/meeqaam-noocee-ah-ayuu-madaxweyn-e1570485468194.jpg?resize=696%2C505&amp;ssl=1 696w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"505\" data-recalc-dims=\"1\" data-lazy-loaded=\"1\" \/><\/a>Md Muuse Biixi Cabdi, waxa uu dhiiggiisa Jabuuti ku bogaadiyey guusha uu doorashada ka gaadhay iyo horumar uu sheegay inuu dalkiisa gaadhsiiyey muddadii uu hoggaaminayey siyaasadda Jamhuuriyadda Jabuuti.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n<p>War qoraal oo xambaarsan dhambaalka hambalyada ah ee madaxweyne Muuse Biixi oo goor-dhawayd ka soo baxay madaxtooyada Somaliland, ayaa u qornaa sidan:-<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda Somaliland iyo ka shacbi weynaha, waxa uu dhambaal hambalyo ah u dirayaa shacbiga iyo dawladda Jabuuti, guushii ay ka gaadheen doorashadii sida nabadgelyada ahayd uga qabsoontay dalkaasi jimcihii oo ay taariikhdu ahayd 09-04-2021, isagoo si gaara hambalyadaasi ugu diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo mar kale loo doortay hoggaaminta madaxtinimo ee dalkaasi.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu ku bogaadiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti horumarka ay Jabuuti ku tallaabsatay mudadii uu hoggaaminayay. labada dal iyo labada shacbi ee Somaliland iyo Jabuuti oo xidhiidh qoto dheeri oo soo jireen ahi ka dhaxeeyo, waxa uu madaxweynuhu u rajaynayaa inuu noqdo xidhiidh midho dhal ah oo sii xoogaysta.<\/p>\n<p>Ugu danbayn madaxweynuhu waxa uu mar labaad ugu hambalyeynayaa madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti guusha taariikhiga ah ee uu ka soo hooyay doorashadii dalkaasi ka qabsoontay, isagoo u rajeeyey Madaxweynaha, dawladda iyo Shacabka reer Jabuuti in ay ku waaran barwaaqo, nabadgelyo iyo horumar\u201d, sidaas ayaa lagu sheegay warkan oo ka soo baxay xafiiska warbaahinta ee madaxtooyada Somaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa madaxweynaha dalka Jabuuti Md Ismaaciil Cumar Geelle ku hambalyeeyey guusha uu ka gaadhay Doorashada madaxtinimada oo Jimcihii shalay ka qabsoomtay dalkaas. Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo markii shanaad loo doortay inuu hoggaamiyo dalkaas, ayaa guulaystay 98 boqolkiiba codadka shacabka Jabuuti, sida lagu sheegay natiijada hordhaca [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63133,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-63132","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/meeqaam-noocee-ah-ayuu-madaxweyn-e1570485468194.jpg?fit=696%2C505&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gqg","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63132","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63132"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63132\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63135,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63132\/revisions\/63135"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63133"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63132"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63132"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63132"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}