{"id":63129,"date":"2021-04-10T16:54:31","date_gmt":"2021-04-10T16:54:31","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63129"},"modified":"2021-04-10T16:54:31","modified_gmt":"2021-04-10T16:54:31","slug":"wargeys-caalamiya-oo-sheegay-in-somaliland-ka-faaidday-wada-hadalladii-soomaaliya-ee-jabuuti-ka-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/04\/10\/wargeys-caalamiya-oo-sheegay-in-somaliland-ka-faaidday-wada-hadalladii-soomaaliya-ee-jabuuti-ka-dhacay\/","title":{"rendered":"Wargeys Caalamiya Oo Sheegay In Somaliland Ka Faa\u2019idday Wada-hadalladii Soomaaliya Ee Jabuuti Ka Dhacay"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) \u2013 Wargeyska Caanka ah ee International Policy Digest, ayaa War-bixin dheer ka qoray siyaasadda Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi kula Macaamilayso Quwadaha Gobolka Geeska Afrika.<\/p>\n<p>Wargeyska International Policy Digest, ayaa ka warramay wixii Somaliland ka faa\u2019idday Wada-hadalladii u dambeeyay ee Somaliland iyo Soomaaliya ku dhex maray Dalka Jabuuti.<\/p>\n<p>Wargeysku wuxuu sheegay in Wada-hadalladii Somaliland iyo Soomaaliya ku yeesheen Jabuuti Xagaagii hore uu isku beddelay mid dadban u xoojiyey siyaasadda Arrimaha dibedda ee Somaliland \u201cWareeggii u dambeeyay ee Wada-hadalladii Muqdisho iyo Hargeysa xagaagii u dambeeyay ku yeesheen Jabuuti, si deg-deg ah ayuu isku rogay.\u201d Ayuu sheegay International Policy Digest, waxaanu intaa sii raaciyey \u201cNatiijadii ka soo baxday (Wada-hadalladaasi) waxay si aan toos ahayn ama Dadban u xoojiyeen siyaasadda arrimaha dibedda ee Somaliland.\u201d<\/p>\n<p>Wuxuu intaa ku daray, in xilliga Wada-hadalladii Jabuuti ay faa\u2019iidada u noqdeen siyaasadda arrimaha dibedda ee Somaliland, weli Muqdisho ka taagan yahay khilaafka Dastuuriga ah ee dhinacyada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) \u2013 Wargeyska Caanka ah ee International Policy Digest, ayaa War-bixin dheer ka qoray siyaasadda Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi kula Macaamilayso Quwadaha Gobolka Geeska Afrika. Wargeyska International Policy Digest, ayaa ka warramay wixii Somaliland ka faa\u2019idday Wada-hadalladii u dambeeyay ee Somaliland iyo Soomaaliya ku dhex maray Dalka Jabuuti. Wargeysku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63131,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-63129","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/maxresdefault-15.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gqd","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63129","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63129"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63129\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63130,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63129\/revisions\/63130"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63131"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63129"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63129"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63129"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}