{"id":63056,"date":"2021-04-07T15:03:42","date_gmt":"2021-04-07T15:03:42","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63056"},"modified":"2021-04-07T15:03:42","modified_gmt":"2021-04-07T15:03:42","slug":"madaxweyne-ku-xigeen-somaliland-oo-hargeysa-ka-furay-kulan-lagu-gorfaynaayo-horumarka-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/04\/07\/madaxweyne-ku-xigeen-somaliland-oo-hargeysa-ka-furay-kulan-lagu-gorfaynaayo-horumarka-dalka\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Ku Xigeen Somaliland Oo Hargeysa Ka Furay Kulan Lagu Gorfaynaayo Horumarka Dalka."},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa (Arabsiyonews):=Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) Madaxweyne ku-xigeenka JSL ayaa ka qayb-galay Daahfurka Dalladda Sahamiye oo uu hirgeliyey Aasaasaha shirkada World-Remit, Ismaaciil Axmed, taas oo u jeedadeedu ahayd sidii xal loogu heli lahaa caqabadaha hortaagan horumarka Somaliland, loona kobcin lahaa hal-abuurka ganacsi ee bulshada.<\/p>\n<p>Ganacsade Ismaaciil Axmed ayaa balan qaaday inuu u huri doonaa mashaariicda horumarinta ee Somaliland lacag dhan shan milyan oo doollar ($500 milyan) oo ah han-tidiisa iyo maalgashi uu dalka ka fulin-doono tobanka sanno ee soo socda.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo goobtaas hadalo ka jeediyay ayaa u mahadceliyay ganacsadahaas, waxaanuu sheegay in tahay talaabo fiican oo uu dalkisa iyo dadkiisaba waxa ku taray<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa (Arabsiyonews):=Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) Madaxweyne ku-xigeenka JSL ayaa ka qayb-galay Daahfurka Dalladda Sahamiye oo uu hirgeliyey Aasaasaha shirkada World-Remit, Ismaaciil Axmed, taas oo u jeedadeedu ahayd sidii xal loogu heli lahaa caqabadaha hortaagan horumarka Somaliland, loona kobcin lahaa hal-abuurka ganacsi ee bulshada. Ganacsade Ismaaciil Axmed ayaa balan qaaday inuu u huri doonaa mashaariicda horumarinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63058,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-63056","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/maxresdefault-10.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gp2","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63056","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63056"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63056\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63057,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63056\/revisions\/63057"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63058"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63056"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63056"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63056"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}