{"id":63023,"date":"2021-04-05T13:05:38","date_gmt":"2021-04-05T13:05:38","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63023"},"modified":"2021-04-05T13:05:38","modified_gmt":"2021-04-05T13:05:38","slug":"wasiirka-isgaadhsiinta-oo-soo-saaray-wareegto-ku-saabsan-ruqsadaha-hirarka-isgaadhsiinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/04\/05\/wasiirka-isgaadhsiinta-oo-soo-saaray-wareegto-ku-saabsan-ruqsadaha-hirarka-isgaadhsiinta\/","title":{"rendered":"Wasiirka Isgaadhsiinta oo soo saaray Wareegto ku saabsan Ruqsadaha Hirarka Isgaadhsiinta"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(Arabsiyonews):- Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland Dr Cabdiwali Sh Cabdilaahi Suufi, ayaa wareegto uu maanta soo saaray, waxa uu ku amray inay ruqsadaha ay dalka kaga hawl-galaan dib u cusboonaysiistaan Shirkadaha Baahiya Adeegga Muuq-baahiyaha isticmaalaha hirar gudaha ee dalka.<\/p>\n<figure id=\"attachment_73835\" class=\"wp-caption aligncenter\" aria-describedby=\"caption-attachment-73835\"><a href=\"https:\/\/i1.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Wasiirka-Isgaadhsiinta-Somaliland-Dr-Cabdiweli-Sheekh-Cabdilaahi-Suufi.jpg?ssl=1\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-73835 jetpack-lazy-image jetpack-lazy-image--handled\" src=\"https:\/\/i1.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Wasiirka-Isgaadhsiinta-Somaliland-Dr-Cabdiweli-Sheekh-Cabdilaahi-Suufi.jpg?resize=640%2C415&amp;ssl=1\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"https:\/\/i1.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Wasiirka-Isgaadhsiinta-Somaliland-Dr-Cabdiweli-Sheekh-Cabdilaahi-Suufi.jpg?w=640&amp;ssl=1 640w, https:\/\/i1.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Wasiirka-Isgaadhsiinta-Somaliland-Dr-Cabdiweli-Sheekh-Cabdilaahi-Suufi.jpg?resize=300%2C195&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i1.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Wasiirka-Isgaadhsiinta-Somaliland-Dr-Cabdiweli-Sheekh-Cabdilaahi-Suufi.jpg?resize=578%2C375&amp;ssl=1 578w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"415\" data-recalc-dims=\"1\" data-lazy-loaded=\"1\" \/><\/a><figcaption id=\"caption-attachment-73835\" class=\"wp-caption-text\">Wasiirka Isgaadhsiinta, Tiknoolajiyadda iyo Boosaha ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr Cabdiweli Sh. Cabdilaahi Suufi<\/figcaption><\/figure>\n<p>Dr Cabdiwali Sh Cabdilaahi Jawhar waxa uu Shirkadahan Muuq-baahiyaha Cable Tv ugu baaqay inay muddo soddon maalmood gudahood ah ku cusboonaysiiyaan ruqsadaha, kuwa aan wasaaradda ka diiwaangashanayna muddadaas isu-diiwaangeliyaan.<\/p>\n<p>Wareegtada wasiirka oo ku taariikheysan 05-ta bisha April 2021, ujeeddadeeduna tahay Ruqsadaha Hirarka isgaadhsiinta oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay warbaahinta Somalilandpost.net, ayaa u qornayd sidan:-<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n<p>\u201cWasaaradda lsgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda iyada oo dhaqan-galinaysa Xeer-Nidaamiyeyaasha ay soo saartay, kuwaas oo ay ka mid yihiin Xeer-Nidaamiyaha Ruqsadaha Adeegyada lsgaadhsiinta\u00a0<strong>Xeer LR. 04\/2020<\/strong>\u00a0lyo Xeer-Nidaamiyaha Maamulka Hirarka isgaadhsiinta\u00a0<strong>Xeer LR. 05\/2020<\/strong>\u00a0waxa ay ku wargelinaysaa dhammaan shirkadaha dalka ee ka shaqeeya Adeegga Muuq-baahiyaha loo yaqaan (Cable TV) in ay dib u cusboonaysiiyaan Ruqsadda Hirarka lsgaadhsiinta ee ay hore u haysteen iyaga oo soo buuxinaya foomka cusub ee ay Wasaaraddu u dhigtay udeeggan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxa lagu wargelinayaa shirkadaha bixiya adeega muuqbaahiyaha ee guud ahaan dalka kuwaas oo aan ka diiwaan-gashaynayn Wasaaradda in ay isa soo diiwan-geliyaan oo ay qaataan Ruqsadda Hirarka lsgaadhsiinta.<\/p>\n<p>Haddaba, dhammaan shirkadahaas waxa aan ku adkaynayaa inay si deg-deg ah ku hirgeliyaan wareegtadan kor ku xusan\u00a0 muddo soddon maalmood gudahood ah taasoo ka bilaabmaysa 05 April 2021 ilaa 05 May 2021.<\/p>\n<p><strong>F.G.\u00a0<\/strong>\u00a0Shirkadda aan wakhtiga kor lagu xusay is-diiwaangalin ama aan cusboonaysiin ruqsadda hirarka Isgaadhsiinta, wasaaraddu waxa ay ka qaadi doontaa tallaabo waafaqsan shuruucda Wasaaradda.\u201d Sidaas ayuu wasiirku ku sheegay wareegtada uu maanta soo saaray.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(Arabsiyonews):- Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland Dr Cabdiwali Sh Cabdilaahi Suufi, ayaa wareegto uu maanta soo saaray, waxa uu ku amray inay ruqsadaha ay dalka kaga hawl-galaan dib u cusboonaysiistaan Shirkadaha Baahiya Adeegga Muuq-baahiyaha isticmaalaha hirar gudaha ee dalka. Wasiirka Isgaadhsiinta, Tiknoolajiyadda iyo Boosaha ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr Cabdiweli Sh. Cabdilaahi Suufi Dr Cabdiwali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":60549,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-63023","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/wasii.png?fit=496%2C456&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gov","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63023","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63023"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63023\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63024,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63023\/revisions\/63024"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/60549"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63023"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63023"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63023"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}