{"id":6296,"date":"2015-02-17T12:10:10","date_gmt":"2015-02-17T12:10:10","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6296"},"modified":"2015-02-17T12:10:10","modified_gmt":"2015-02-17T12:10:10","slug":"rugta-ganacsiga-somaliland-oo-ka-qayb-gashay-kulan-ganacsi-oo-igad-ku-qabatay-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/17\/rugta-ganacsiga-somaliland-oo-ka-qayb-gashay-kulan-ganacsi-oo-igad-ku-qabatay-jabuuti\/","title":{"rendered":"Rugta Ganacsiga Somaliland oo ka qayb gashay kulan Ganacsi oo IGAD ku qabatay Jabuuti"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/rugta-ganacsiga-somaliland-oo-ka-qayb-gashay-kulan-ganacsi-oo-igad-ku-qabatay-jabuuti.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6297\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/rugta-ganacsiga-somaliland-oo-ka-qayb-gashay-kulan-ganacsi-oo-igad-ku-qabatay-jabuuti.jpg?resize=100%2C100\" alt=\"rugta-ganacsiga-somaliland-oo-ka-qayb-gashay-kulan-ganacsi-oo-igad-ku-qabatay-jabuuti\" width=\"100\" height=\"100\" \/><\/a><\/p>\n<p>Jabuuti(AN) Rugta Ganacsiga Somaliland ayaa Dalka Jabuuti kaga qayb gashay kulan Ganacsiyeed Urur Goboleedka IGAD kaga hadlayey Maal-gashiga Dalalka ku jira Urur Goboleedkooda, kaasoo ay ka soo qayb galeen dhamaan Dalalka ku bahoobay.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku-xigeen \u00a0Rugta Ganacsiga Somaliland Jamaal Caydiid Ibraahim iyo Xoghayaha guud Ibraahim Ismaaciil Cilmi ayaa Somaliland uga qayb galay kulankaasi iyagoo marti-qaad rasmi ah oo Goob-jooganimo ka helay Ururka IGAD.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku-xigeenka Rugta Ganacsiga Somaliland Jamaal Caydiid ayaa sheegay in uu shirka ku soo casuumay Yuusuf Muuse Dawaare oo loo doortay labada sano ee soo socda Guddoomiyaha Rugaha Ganacsiga IGAD.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxa shirka Ganacsi ee Dalalka IGAD ka qayb galay Ganacsato Reer Somaliland oo uu ka mid yahay kuwa wax daabaca, waxaanay Weftiga Somaliland fursad u heleen in Shirka IGAD laga sheegay joogitaankooda iyo Guddoomiyaha Ban African, waxaana la sheegay in Dalalka IGAD oo dhan looga faa\u2019iideeyo Mashaariicda Maal-gashiga ee Ururku helo.<\/p>\n<p>Go\u2019aamada Shirka IGAD bussines Forum ka soo baxay waxa ka mid ahaa in Dalalka Ururku siyaasadda ka saaraan Arrimaha Ganacsiga.<\/p>\n<p><!--E--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jabuuti(AN) Rugta Ganacsiga Somaliland ayaa Dalka Jabuuti kaga qayb gashay kulan Ganacsiyeed Urur Goboleedka IGAD kaga hadlayey Maal-gashiga Dalalka ku jira Urur Goboleedkooda, kaasoo ay ka soo qayb galeen dhamaan Dalalka ku bahoobay. Guddoomiye ku-xigeen \u00a0Rugta Ganacsiga Somaliland Jamaal Caydiid Ibraahim iyo Xoghayaha guud Ibraahim Ismaaciil Cilmi ayaa Somaliland uga qayb galay kulankaasi iyagoo marti-qaad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6297,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6296","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1Dy","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6296","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6296"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6296\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6296"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6296"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6296"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}