{"id":62947,"date":"2021-03-30T19:30:27","date_gmt":"2021-03-30T19:30:27","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62947"},"modified":"2021-03-30T19:30:27","modified_gmt":"2021-03-30T19:30:27","slug":"war-saxaafadeed-ka-soo-baxay-ururka-warbaahinta-online-ka-ah-ee-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/03\/30\/war-saxaafadeed-ka-soo-baxay-ururka-warbaahinta-online-ka-ah-ee-somaliland\/","title":{"rendered":"War-saxaafadeed ka soo baxay Ururka Warbaahinta Online-ka ah ee Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews)- Guddoomiyaha Ururka Mareegaha Online-ka Somaliland ee magaciisu yahay Somaliland Online Media Association ee loo soo gaabiyo (SOMA), Mustafe Abdi Maxamed (Mustafe-Janaale), ayaa si adag uga jawaab-celiyay aflagaado iyo gef ay kula kaceen Ururka SOMA shakhsiyaad ka tirsan warbaahinta Online-ka.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i1.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/SOMA-5555.jpg?ssl=1\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignright size-medium wp-image-86489 jetpack-lazy-image jetpack-lazy-image--handled\" src=\"https:\/\/i1.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/SOMA-5555.jpg?resize=400%2C148&amp;ssl=1\" sizes=\"auto, (max-width: 400px) 100vw, 400px\" srcset=\"https:\/\/i1.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/SOMA-5555.jpg?resize=400%2C148&amp;ssl=1 400w, https:\/\/i1.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/SOMA-5555.jpg?w=513&amp;ssl=1 513w\" alt=\"\" width=\"400\" height=\"148\" data-recalc-dims=\"1\" data-lazy-loaded=\"1\" \/><\/a>Sidaa waxa uu guddoomyaha Ururka Mareegaha Online-ka Somaliland ee SOMA Mustafe-janaale uu ku sheegay War-saxafadeed uu ku saxeexan-yahay oo maanta uu soo saaray waxaanu u dhignaa sidan:<\/p>\n<p>\u201cSomaliland_Online_Media_Association (SOMA), waa urur waddani ah oo ay ku bahoobeen Warbaahinta Online-ka ah ee Somaliland,taas oo fadhigeedu yahay Caasimada Somaliland ee Hargeisa,isaga oo wada shaqeyn la leh hay\u2019ada Caalamiga ah iyo kuwa dawliga ah-ba.<\/p>\n<p>Ururka SOMA maaha Urur Saxaafadeed oo cid gaara u xidhan, ee Waa Urur u furan inay ka mid noqdaan dhammaan Warbaahinta Online-ka ah ee ka hawlgala Somaliland. ciddii danaynaysa ka mid noqoshadeeda.<\/p>\n<p>Aragtida aasaasida Dallada Mareegaha Somaliland ee SOMA waxay ka soo maaxatay qaar ka mid ah suxufiyiinta Mareegaha Online-ka wax ku qora,kadib markii ay garwaaqsadeen in iskaashigu ka fiican yahay keli-kelimada: \u201cIskaashigu Waxa u ka awood baddan yahay Keli-kelida\u201d isla markaana loo baahan yahay inay noqoto codkii suxufiyiinta Mareegaha Online-ka ee ka turjumaysay danahooda.<\/p>\n<p>Ururka Mareegaha Online-ka ah ee SOMA waxa uu u taagan yahay horumarinta iyo kor-u-qaadista xuquuqda Suxufiyiinta Online-ka Casriga ah.<\/p>\n<p>Ururka #SOMA waa golle kulmiya Suxufiyiinta, iskuna waydaarsadaan Wararka, Aqoonta Xirfadaha iyo Tignoolajiyada sidoo kale waxay SOMA u taagan yahay inay ka qeybqaadato sameynta Siyaasadaha iyo Xeerarka Warbaahineed ee ay hormuudka ka tahay Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL.<\/p>\n<p>Ururka SOMA waxa uu si sharciya ula shaqeynaysa Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland,iyada oo fulinaysa Shuruucda iyo Siyaasadaha u yaala Warbaahinta dalka Somaliland.<\/p>\n<p>Ururka #SOMA waxay u mahad-celinaysa Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland ee uu hormuudka u yahay Wasiirka Saleebaan Cali Koore sidii fiicnayd ee ay noogu soo marti-qaadeen Kulamadii lagu falan-qeynayay Qabyo qoraalkii Siyaasadda Warbaahinta Qaranka Somaliland 2021-ka iyo sidii fiicnayd ee ay u soo dhaweeyeen talooyinkii iyo soo jeedimahayagii.<\/p>\n<p>Sidoo kale,waxay #SOMA u mahad-celinaysaa guddida doorashooyinka Somaliland sidii fiicnayd ee ay ula shaqeeyeen\u00a0 Mareegaha xubnaha ka ah Ururka Online-ka Somaliland ee SOMA.<\/p>\n<p>Waxay SOMA u mahad-naqaysa Mareegihii sida fiican bulshada ugu tebiyay fariimihii wacyigelineed ee guddida doorashooyinku bulshada u gudbinaysay.<\/p>\n<p>Waxa wax laga xumaado ah in dad suxufiyiin sheeganaya inay aflagaado iyo cambaareyn u geystaan Ururka Online-ka Mareegaha Somaliland ee SOMA, iyaga oo ku tilmaamay koox si tuuga ah ugu maxaabsanaysa magaca Mareegaha Online-ka Somaliland.Taas oo ah cadho ka kacday hunguri, kadib markii ay ku guul-dareysteen inay xubin ka noqdaan Ururka Mareegaha Somaliland ee SOMA, isla markaana buuxin-waayeen Shuruudihii ka mid noqoshada Ururka SOMA.<\/p>\n<p>Sidaa daradeed, Ururka Mareegaha Online-ka ee SOMA waxay u aragtaa inay tahay cadho hunguri ka kacday, waxaanad ka dhigan tihiin \u2018Nin Hunguri kaa qaaday waa nin Seefi kaa qaaday.Waxaanan leenahay ILAAHAYOOW in beer ku filnaado ha naga dhigin.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews)- Guddoomiyaha Ururka Mareegaha Online-ka Somaliland ee magaciisu yahay Somaliland Online Media Association ee loo soo gaabiyo (SOMA), Mustafe Abdi Maxamed (Mustafe-Janaale), ayaa si adag uga jawaab-celiyay aflagaado iyo gef ay kula kaceen Ururka SOMA shakhsiyaad ka tirsan warbaahinta Online-ka. Sidaa waxa uu guddoomyaha Ururka Mareegaha Online-ka Somaliland ee SOMA Mustafe-janaale uu ku sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62948,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-62947","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/SOMA-5555.jpg?fit=513%2C190&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gnh","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62947","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62947"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62947\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62950,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62947\/revisions\/62950"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62948"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62947"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62947"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62947"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}