{"id":62884,"date":"2021-03-28T19:40:24","date_gmt":"2021-03-28T19:40:24","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62884"},"modified":"2021-03-28T19:41:18","modified_gmt":"2021-03-28T19:41:18","slug":"xukuumada-somaliland-oo-amaro-kasoo-saartay-shidaalka-oo-qaaliyoobay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/03\/28\/xukuumada-somaliland-oo-amaro-kasoo-saartay-shidaalka-oo-qaaliyoobay\/","title":{"rendered":"Xukuumada Somaliland oo amaro kasoo saartay shidaalka oo qaaliyoobay"},"content":{"rendered":"<p><strong>Hargeysa(Arabsiyonews):-<\/strong>Xukuumada Somaliland ayaa amaro kasoo saartay qiimaha Shidaalka oo kor ukacay,Wasaarada Ganacsiga Somaliland ayaa ka hadashay go,aamada laga soo saaray qiimaha sixirka Shidaalka ee qaaliyoobay.<\/p>\n<p>Eng: Cabdiraxmaan Maxamed Muxumad, agaasimaha guud ee wasaarada ganacsiga ayaa sharaxay amarada ay kasoo saareen qiimaha shidaalka.<br \/>\n\u201cQolada soo dajisa waa in ayna dhaafin naaftada $106.15, halka batroolkuna uu noqonayo $111.92, waxana loogu talo galay in ay ka faa\u2019iidan calaa foosto $2.5\u201d ayuu yidhi agaasimuhu.\u201cWaa in ay tafaariiqlayda foostada naaftada ah kaga iibiyaan $16.15, halka loo saray baatroolkana $3 oo ay kaga iibin doonaan $122.42\u201d.\u201ctafaariiqluhuna wuxuu litirka naaftada ah ku iibinayaa $0.62 oo u dhiganta 5200 oo shilin, halka uu ku iibinayo batroolkana $0.66 oo u dhiganta 5600 oo shilin\u201d ayuu hadalkisa sii raaciyay agaasimuhu.<br \/>\nAgaasimaha ayaa sheegay in foostada naaftada ahi ay tafaariiqlayda kuso gaadhayso $124.65, halka foostada baatroolka ahina ay kusoo gaadhayo $132.42.Sidookale agaasimuhu wuxu sheegay in gobolada fog fog ee Sool iyo Sanaag ay $2 ku kordhayaan halka $1 ku kordhayo gobolka Awdal.<br \/>\nSaddexdan gobol ee aynu sare kusoo xusnay waxa qiimaha foostada kordhinaya madama oo ay dakadda ka fogyihiin, oo nooligu ka badanyahay gobolada kale.<\/p>\n<p><strong>Arabsiyonews.com<\/strong><\/p>\n<p><strong>Hargeisa Office<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Xukuumada Somaliland ayaa amaro kasoo saartay qiimaha Shidaalka oo kor ukacay,Wasaarada Ganacsiga Somaliland ayaa ka hadashay go,aamada laga soo saaray qiimaha sixirka Shidaalka ee qaaliyoobay. Eng: Cabdiraxmaan Maxamed Muxumad, agaasimaha guud ee wasaarada ganacsiga ayaa sharaxay amarada ay kasoo saareen qiimaha shidaalka. \u201cQolada soo dajisa waa in ayna dhaafin naaftada $106.15, halka batroolkuna uu noqonayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62885,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-62884","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/sawir-Arabsiyo.png?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gmg","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62884","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62884"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62884\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62888,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62884\/revisions\/62888"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62885"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62884"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62884"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62884"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}