{"id":62836,"date":"2021-03-25T13:19:37","date_gmt":"2021-03-25T13:19:37","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62836"},"modified":"2021-03-25T13:19:37","modified_gmt":"2021-03-25T13:19:37","slug":"khilaaf-xoog-leh-oo-ka-dhex-qarxay-guddida-soo-xulista-musharaxiinta-xisbiga-waddani","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/03\/25\/khilaaf-xoog-leh-oo-ka-dhex-qarxay-guddida-soo-xulista-musharaxiinta-xisbiga-waddani\/","title":{"rendered":"Khilaaf Xoog Leh Oo Ka Dhex Qarxay Guddida Soo Xulista Musharaxiinta Xisbiga Waddani"},"content":{"rendered":"<div>\n<div class=\"\" dir=\"auto\">\n<div id=\"jsc_c_b7h\" class=\"ecm0bbzt hv4rvrfc ihqw7lf3 dati1w0a\" data-ad-comet-preview=\"message\" data-ad-preview=\"message\">\n<div class=\"j83agx80 cbu4d94t ew0dbk1b irj2b8pg\">\n<div class=\"qzhwtbm6 knvmm38d\">\n<div class=\"kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\"><strong>Hargeysa(Arabsiyonews)<\/strong> \u2013 Gudodomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa shalay dalka dib ugu soo laabtay kadib safar gaaban oo uu dalka dibadda uga maqnaa waxaanay soo laabashadiisani ku soo aadaysaa wakhti lasoo gunaanaday Xulista Musharaxiinta Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiiladda ee Xisbiyada uga qayb galaya tartanka soo socda.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Sidoo kale waxa uu soo laabashada safar Gudoomiye Cirro ku soo beeegmay wakhti uu muran xooglihi hadheeyay Xarunta Guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ee Hargeysa kaasi oo salka ku haya hanaanka ay u mareen Gudida loo igmaday Xulista Mushariinta Xisbiga uga qayb galaya Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiiladda Doorkan, iyo walaac iyo buuq xoogleh oo ka aloosan Kaadiriyiintii Xisbiga WADDANI ee hanka lahaa oo la sheegay in lagu badelay Musharaxiinta suuq joog ah oo hanaan lacageed iyo nin jeclaysi daaqadda looga galiyay taasi oo si weyn muran uga dhex dhalisay Gudaha Gudida iyadoo qaar ka mid ahi iskaga huleeleen Shaqadda islamarkaana ay taleefanada xidheen.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Qaar ka mid ah Kaadiriyiinta Xisbiga WADDANI ee cabanaya ayaa door weyn ku leh deg deg u soo laabashada Gudoomiye Cirro, waxaana Gudoomiye Cirro sugaya Shaqo Culus oo u baahan ka fiirsi iyo baadhis qoto dheer taasi oo uu bad ku badbaadinayo Mustaqbalka Xisbiga WADDANI, islamarkaana uu meesha uga saarayo tuhuno culus oo dul heehaabaya oo ku saabsan falal cajiib ah oo la sheegay inay ku kaceen xubno ka tirsan Gudida soo Xulista Musharaxiinta Xisbiga WADDANI kuwaasi oo haddii ay ku cadaato fadeexad iyo sumcad dilis ku ah aaminnaaddii iyo wado lahaanshiyihii Xisbinimo.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Qoraalo lagu daabacay Baraha Bulshada ayaa sheegaya in Xubno ka tirsan Gudido ay si toos ah ula falgaleen Xisbiyadda kale iyagoo u fududaynaya danaha qarsoon ee ay Xisbiga ka leeyihiin ashkhaas Xisbiyada kale ka mid ahi taasi oo macno ahaan loo turjumay in aduun lacageed ama balanqaad maaliyadeed arintaasi lakala siistay. Qaar ka mid ah Gudida ayaa sidoo kale qayb ka ah inuu Gudoomiye Cirro dalka hore ugu soo laabtay oo uu soo gaabiyo safarkiisa kuwaasi oo musharaxiinta la wadaagay tuhuno horleh oo ay laftoodu ka qabaan shaqsiyaad Gudida ka tirsan oo shaki wayni ku dul hoganayo hab doodistooda gudida dhexdeeda.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Halkan Hoose Ka Akhriso Magacyada Xubnaha Uu Gudoomiye Cirro U Igmaday Soo Xulista Musharaxiinta Goleyaasha Deegaanka Iyo Wakiilada Xisbiga WADDANI.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">1-Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, Guddoomiye<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">2- Xirsi Cali Xaaji Xasan, Guddoomiye Kuxigeen<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">3-Maxamed Cali Cabdi<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">4-Axmed Cumar Xaaji Cabdillaahi (Xamarji)<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">5-Cabdale Maxamed Carab (Sandheere)<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">6-Khadar Cabdi Xuseen<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">7-Jamaal Xaamud<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">8- Cabdirisaaq Khaliif<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">9-Baar Siciid<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">10 &#8211; Foosi Maxamed Xirsi<\/div>\n<div dir=\"auto\">11 &#8211; Bashiir Cabdi Xariir<\/div>\n<div dir=\"auto\">12 &#8211; Saleebaan Ducaale<\/div>\n<div dir=\"auto\">13 \u2013 Cali Cabdi Saayiq<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"pmk7jnqg kr520xx4\"><\/div>\n<div><\/div>\n<div><strong>Xigasho Wargeyska Foore<\/strong><\/div>\n<div>\n<div class=\"stjgntxs ni8dbmo4 l82x9zwi uo3d90p7 h905i5nu monazrh9\" data-visualcompletion=\"ignore-dynamic\">\n<div>\n<div>\n<div>\n<div class=\"ozuftl9m tvfksri0\">\n<div class=\"rq0escxv l9j0dhe7 du4w35lb j83agx80 pfnyh3mw i1fnvgqd gs1a9yip owycx6da btwxx1t3 ph5uu5jm b3onmgus e5nlhep0 ecm0bbzt nkwizq5d roh60bw9 mysgfdmx hddg9phg\">\n<div class=\"rq0escxv l9j0dhe7 du4w35lb j83agx80 cbu4d94t g5gj957u d2edcug0 hpfvmrgz rj1gh0hx buofh1pr n8tt0mok hyh9befq iuny7tx3 ipjc6fyt\">\n<div class=\"oajrlxb2 gs1a9yip g5ia77u1 mtkw9kbi tlpljxtp qensuy8j ppp5ayq2 goun2846 ccm00jje s44p3ltw mk2mc5f4 rt8b4zig n8ej3o3l agehan2d sk4xxmp2 rq0escxv nhd2j8a9 pq6dq46d mg4g778l btwxx1t3 pfnyh3mw p7hjln8o kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x tgvbjcpo hpfvmrgz jb3vyjys rz4wbd8a qt6c0cv9 a8nywdso l9j0dhe7 i1ao9s8h esuyzwwr f1sip0of du4w35lb lzcic4wl abiwlrkh p8dawk7l\" tabindex=\"0\" role=\"button\" aria-label=\"Send this to friends or post it on your timeline.\">\n<div class=\"n00je7tq arfg74bv qs9ysxi8 k77z8yql i09qtzwb n7fi1qx3 b5wmifdl hzruof5a pmk7jnqg j9ispegn kr520xx4 c5ndavph art1omkt ot9fgl3s\" data-visualcompletion=\"ignore\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cwj9ozl2 tvmbv18p\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews) \u2013 Gudodomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa shalay dalka dib ugu soo laabtay kadib safar gaaban oo uu dalka dibadda uga maqnaa waxaanay soo laabashadiisani ku soo aadaysaa wakhti lasoo gunaanaday Xulista Musharaxiinta Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiiladda ee Xisbiyada uga qayb galaya tartanka soo socda. Sidoo kale waxa uu soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62837,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-62836","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/164565764_187837512911459_9177314187232470124_n.png?fit=692%2C300&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-glu","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62836","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62836"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62836\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62839,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62836\/revisions\/62839"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62837"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62836"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62836"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62836"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}