{"id":62832,"date":"2021-03-25T13:02:23","date_gmt":"2021-03-25T13:02:23","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62832"},"modified":"2021-03-25T13:02:23","modified_gmt":"2021-03-25T13:02:23","slug":"faransiiska-oo-ka-qeylinaya-farogelin-uu-sheegay-in-turkey-ay-ku-hayso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/03\/25\/faransiiska-oo-ka-qeylinaya-farogelin-uu-sheegay-in-turkey-ay-ku-hayso\/","title":{"rendered":"Faransiiska oo ka qeylinaya farogelin uu sheegay in Turkey ay ku hayso"},"content":{"rendered":"<p><span class=\"dateline\">ANKARA \u2014\u00a0<\/span>Turkey ayaa Arbacadii cambaareysay diginin \u201caan la aqbali karin\u201d oo madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron uu ku sheegay in Ankara ay faro-gelin ku hayso doorashooyinka madaxweynaha ee xiga ee dalkaas ka dhacaya.<\/p>\n<p>Macron ayaa toddobaadkan u sheegay taleefishin Faransiis ah in Turkey \u201cay ka faa\u2019iideysanayso ra\u2019yiga dadweynaha\u201d ayna \u201cbeen\u201d ku faafineyso gudaha Faransiiska, ayada oo adeegsaneysa warbaahin dowladda ay maamusho.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa jiri doona isku dayo lagu faro-gelinayo doorashooyinka madaxweynaha ee dhacaya 2022,\u201d ayuu yiri Macron.<\/p>\n<p>Wasaaradda arrimaha dibedda Turkey ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in erayada Macron ay yihiin \u201ckuwa aan la aqbali karin oo caksi ku ah saaxiibtinimada iyo isbaheysiga labada dal.\u201d<\/p>\n<p>Hadallada Macron ayaa sii kordhinaya muranka kala dhaxeeya madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan, kaasi oo labada hoggaamiye ay isku dhaafsadeen hadallo kulul oo ku aadan khilaafyada gobolka.<\/p>\n<p>Murankooda ayaa sanadkii tegay gaaray meeshii ugu hooseysay markii Erdogan uu u sheegay Macron inuu \u201cmaskaxda iska soo tijaabiyo,\u201d kuna booriyey Faransiiska \u201cinay meesha ka tuuraan\u201d madaxweynahooda, kadib markii France ay soo saartay sharciyo wax looga qabanayo \u201cIslaamka xagjirka ah\u201d.<\/p>\n<p>Bilo kahor hadalkaas ayaa Macron wuxuu soo jeediyey in shacabka Turkey \u201cay u qalmaan wax aan aheyn\u201d siyaasadaha Erdogan.<\/p>\n<p><strong>AFP<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>ANKARA \u2014\u00a0Turkey ayaa Arbacadii cambaareysay diginin \u201caan la aqbali karin\u201d oo madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron uu ku sheegay in Ankara ay faro-gelin ku hayso doorashooyinka madaxweynaha ee xiga ee dalkaas ka dhacaya. Macron ayaa toddobaadkan u sheegay taleefishin Faransiis ah in Turkey \u201cay ka faa\u2019iideysanayso ra\u2019yiga dadweynaha\u201d ayna \u201cbeen\u201d ku faafineyso gudaha Faransiiska, ayada oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62834,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-62832","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Erdogan-Mackron.jpg?fit=759%2C498&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-glq","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62832","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62832"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62832\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62835,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62832\/revisions\/62835"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62834"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62832"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62832"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62832"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}