{"id":62813,"date":"2021-03-24T15:40:09","date_gmt":"2021-03-24T15:40:09","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62813"},"modified":"2021-03-24T15:40:09","modified_gmt":"2021-03-24T15:40:09","slug":"biden-ayaa-hadalkan-ka-sheegay-xilli-uu-shir-jaraaid-ku-qabtay-aqalka-cad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/03\/24\/biden-ayaa-hadalkan-ka-sheegay-xilli-uu-shir-jaraaid-ku-qabtay-aqalka-cad\/","title":{"rendered":"Biden ayaa hadalkan ka sheegay xilli uu shir jaraa&#8217;id ku qabtay Aqalka Cad"},"content":{"rendered":"<p data-reactid=\".fsvfn4vmlm.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-605b1230b4f28002d08cc835.0.4.0.0:$post_1\">Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in gantaallada riddada gaaban ay tijaabisay Kuuriyada Waqooyi aysan aheyn kuwo daandaansi ah.<\/p>\n<p data-reactid=\".fsvfn4vmlm.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-605b1230b4f28002d08cc835.0.4.0.0:$post_2\">Biden wuxuu intaas ku daray in saaraakiisha gaashaandhigga Mareykanka in tijaabada gantaallada ay tahay arrin iska caadi ah isla markaana wax dhib ah aysan horseedeyn tallaabada ay qaadeen.<\/p>\n<p data-reactid=\".fsvfn4vmlm.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-605b1230b4f28002d08cc835.0.4.0.0:$post_3\">Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay inay tijaabisay labo kamid ah gantaallada riddada gaaban kuwaas oo ku dhaca xeebaha badda Yellow Sea.<\/p>\n<p data-reactid=\".fsvfn4vmlm.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-605b1230b4f28002d08cc835.0.4.0.0:$post_4\">Warbaahinta Mareykanka ayaa markii hore tebisay tijabaada gantaallada, waxaana markii dambe xaqiijiyay saraakiil Amerikaan ah iyo wasaaradda gaashaandhigga Kuuriyada Waqooyi.<\/p>\n<p data-reactid=\".fsvfn4vmlm.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-605b1230b4f28002d08cc835.0.4.0.0:$post_5\">Arrintani ayaa imaaneysaa xilli maamulka Biden uu waday isku dayo uu kala xiriirayo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un.<\/p>\n<p data-reactid=\".fsvfn4vmlm.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-605b1230b4f28002d08cc835.0.4.0.0:$post_6\">Gabadha awoodda badan ku leh dalka Kuuriyada Waqooyi ee la dhalatay hogaamiyaha dalkaasi Kim Jong-un ayaa dhawaan cambaareysay dhoolatuska militari ee ay sida wadajirka ah u qabteen Mareykanka iyo Kuuriyada Koonfureed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in gantaallada riddada gaaban ay tijaabisay Kuuriyada Waqooyi aysan aheyn kuwo daandaansi ah. Biden wuxuu intaas ku daray in saaraakiisha gaashaandhigga Mareykanka in tijaabada gantaallada ay tahay arrin iska caadi ah isla markaana wax dhib ah aysan horseedeyn tallaabada ay qaadeen. Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay inay tijaabisay labo kamid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62269,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-62813","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Joe-bedin.jpg?fit=696%2C400&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gl7","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62813","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62813"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62813\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62814,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62813\/revisions\/62814"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62269"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62813"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62813"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62813"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}