{"id":62737,"date":"2021-03-20T16:44:59","date_gmt":"2021-03-20T16:44:59","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62737"},"modified":"2021-03-20T16:44:59","modified_gmt":"2021-03-20T16:44:59","slug":"laba-qof-oo-ku-dhintay-dagaalka-ka-dhacay-gobolka-sanaag-iyo-xisbiga-waddani-oo-ka-hadlay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/03\/20\/laba-qof-oo-ku-dhintay-dagaalka-ka-dhacay-gobolka-sanaag-iyo-xisbiga-waddani-oo-ka-hadlay\/","title":{"rendered":"Laba Qof Oo Ku Dhintay Dagaalka Ka Dhacay Gobolka Sanaag Iyo Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay"},"content":{"rendered":"<h6>Laba qof ayaa ku dhintay dagaalka u dhaxeeya maleeshiyo beeleed ku dagaalamaya deegaanka Shidan oo ka tirsan gobolka Sanaag.<\/h6>\n<p>Goobjoogayaal ayaa ii sheegay in laba dhinac ee dagaalamaya ay kala qabsadeen toban qof. Dadka ku dhaawacmay dagaalka oo saaka laga soo qaaday deegaanka ayaan wali soo gaadhin cisbitaalka guud ee Ceerigaabo.<\/p>\n<p>Hal gaadhi ayaa lagu gubay dagaalkan oo soconaya saaka ilaa hadda. Dhinacyada dagaalamaya oo laba beelood oo Shidan wada dega ah ayaa saddex todobaad ka hor ku dagaalamay halkaasi. Inkasta oo aan wax khasaare ah ka dhalan dagaalka hore.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Xisbiga Waddani\u00a0ayaa noqday xisbigii u horeeyay ee baaq nabadeed ka dira xaaladda deegaanka shidan ee waqooyiga gobolka sanaag<\/p>\n<p>Deegaanka shidan, ayaa waxa uu dagaal ku dhex maray labo beelood oo walaalo ah kuwaas oo khasaare dhimasho iyo dhaawac ah isu geystay<\/p>\n<p>Siyaasi Cabdilaahi Dahab oo ka mid ah saraakiisha sare ee xisbiga waddani ayaa baaqan diray wuxuuna yidhi:-<\/p>\n<p>BAAQ NABAD GELYO:<\/p>\n<p>Waa bishii shacbaan,Waa horaantii bishii barakeysneyd,waxaa haboon qof walboo muslina inuu u sii diyaargaroobo bishaa kheyrka leh,alle hayna waafajiyee.<\/p>\n<p>Waxaan halkan baaq nabadgelyo uga dirayaa dadka wallaalaha ah ee ku dagaalamaya buurta shidan, dhiiga muslinku Waa xaaraan ,<\/p>\n<p>qof muslina oo la dilaa Waa denbi qof banii aadama uu sameeyo ka ugu weyn marka laga yimaado gaalnimada.<\/p>\n<p>Walllayaal joojiya dagaalka aan khasaare mooyee wax faaiido ah aan lahayn.<\/p>\n<p>Mar labaad wallaalayaal joojiya dhiiga sida macno darada ah u daadanaya,alle kheyrka hana waafajiyo.<\/p>\n<p><em><strong>Arabsiyonews.com<\/strong><\/em><\/p>\n<p><em><strong>Hargaysa Office<\/strong><\/em><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laba qof ayaa ku dhintay dagaalka u dhaxeeya maleeshiyo beeleed ku dagaalamaya deegaanka Shidan oo ka tirsan gobolka Sanaag. Goobjoogayaal ayaa ii sheegay in laba dhinac ee dagaalamaya ay kala qabsadeen toban qof. Dadka ku dhaawacmay dagaalka oo saaka laga soo qaaday deegaanka ayaan wali soo gaadhin cisbitaalka guud ee Ceerigaabo. Hal gaadhi ayaa lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40130,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-62737","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/wadd1-1.jpeg?fit=297%2C170&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gjT","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62737","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62737"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62737\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62739,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62737\/revisions\/62739"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40130"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62737"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62737"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62737"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}