{"id":62708,"date":"2021-03-19T18:21:05","date_gmt":"2021-03-19T18:21:05","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62708"},"modified":"2021-03-19T19:49:02","modified_gmt":"2021-03-19T19:49:02","slug":"mareykanka-oo-war-ka-soo-saaray-khilaafka-doorashada-soomaaliya-facebook-sharing-button-sharetwitter-sharing-button-tweetlinkedin-sharing-button-share","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/03\/19\/mareykanka-oo-war-ka-soo-saaray-khilaafka-doorashada-soomaaliya-facebook-sharing-button-sharetwitter-sharing-button-tweetlinkedin-sharing-button-share\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo war ka soo saaray khilaafka doorashada Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa walaac ka muujiyay jahwareerka ka taagan doorashooyinka Soomaaliya, taasoo abuureysa hubanti la\u2019aan siyaasadeed oo khatar ku ah Amniga xasilloonida, iyo horumarka dalkaasi.<\/p>\n<p>Warka ka soo baxay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ayaa lagu yiri \u201cWaxaan ugu baaqayaa madaxda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah Soomaaliya in ay dhinac iska dhigaan ujeeddooyinka siyaasadeed ee cidhiidhiga ah, ayna ilaaliyaan waajibaadka ka saaran dadka Soomaaliyeed, ayna oggolaadaan in si deg deg ah loo qabto doorasho hufan oo loo dhan yahay.\u201dayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>\u201cCaqabada hadda jirta waxay wiiqeysaa horumarka la sameeyay ilaa maanta, waxay dib u dhigeysaa dib u habeynta si deg deg ah loogu baahan yahay si Soomaaliya ay ugu sii socoto wadada loo marayo cafinta deynta oo dhameystiran, waxayna caqabad ku tahay la dagaalanka argagixisada. Mareykanku wuxuu taageerayaa xuquuqda muwaaddiniinta Soomaaliyeed ay u leeyihiin inay ku mudaaharaadaan si nabad ah oo ay si adag uga soo horjeedaan adeegsiga rabshadaha ee koox kasta.\u201dayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ka codsaneynaa madaxda Soomaaliya inay ilaaliyaan mustaqbalka dalka oo ay helaan heshiis si dhakhso leh loogu qabto doorashooyinka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Warka ka soo baxay Mareykanka ayaa imaanaya xili wali leysku fahmi la&#8217;yahay hannaanka loo marayo doorashooyinka Soomaaliya kaa oo u dhaxeeya hoggaanka iyo siyaasiyiinta Soomaalida<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa walaac ka muujiyay jahwareerka ka taagan doorashooyinka Soomaaliya, taasoo abuureysa hubanti la\u2019aan siyaasadeed oo khatar ku ah Amniga xasilloonida, iyo horumarka dalkaasi. Warka ka soo baxay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ayaa lagu yiri \u201cWaxaan ugu baaqayaa madaxda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah Soomaaliya in ay dhinac iska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62709,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-62708","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021319637517590982343240.jpg?fit=660%2C371&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gjq","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62708","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62708"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62708\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62719,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62708\/revisions\/62719"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62709"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62708"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62708"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62708"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}