{"id":627,"date":"2014-12-02T13:19:50","date_gmt":"2014-12-02T13:19:50","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=627"},"modified":"2014-12-02T13:19:50","modified_gmt":"2014-12-02T13:19:50","slug":"xisbiyada-mucaaradka-kenya-oo-ku-baaqay-in-ciidamada-kenya-laga-soo-saaro-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/02\/xisbiyada-mucaaradka-kenya-oo-ku-baaqay-in-ciidamada-kenya-laga-soo-saaro-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Xisbiyada Mucaaradka Kenya oo ku baaqay in Ciidamada Kenya laga soo saaro Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweyne kuxigenkii hore ee dalka Kenya Kalonzo Musyoka ayaa ugu baaqay Xukuumadda Uhuru Kenyatta in Ciidamada ee jooga Soomaaliya laga soo saaro.<\/p>\n<p>Mr Musyoka ayaa sheegay in istiraatijiyadiisa uu u arko mid xal u heli karta amni darrada ka taagan dalkaas oo bilaabantay tan iyo markii Ciidamada Kenya gudaha u galeen Soomaaliya sanadkii 2011.<\/p>\n<p>\u2018\u2019 Ciidamada Kenya markii hore waxaa loo direy si kumeelgaar ah, waxaana loo direy in lasoo dagaalamaan kooxo khatar ku ahaa amnigeena, wax ceebna ma ahaan in hadda laga soo saaro,\u2019\u2019 ayuu yiri.<\/p>\n<p>Kalonzo Musyoka oo ahaa kuxigeenka Madaxweynihii hore Mwai Kibaki ayaa kamid ahaa dadkii aad ugu ololeeyay in Ciidamada Kenya gudaha u galaan Soomaaliya, wuxuuna sidoo kale u booriyey wadamada kale ee Africa in ay ku biiraan.<\/p>\n<p>Tan iyo markii gobolada Koonfureed Ciidamada Kenya galeen, waxaa korortay weerarada isku jira qaraxyada iyo dilalka qorsheysan ee ka dhacaya gudaha Kenya oo ay badankood sheegtaan ururka xagjirka ah ee al-Shabaab.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nNayrobi office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne kuxigenkii hore ee dalka Kenya Kalonzo Musyoka ayaa ugu baaqay Xukuumadda Uhuru Kenyatta in Ciidamada ee jooga Soomaaliya laga soo saaro. Mr Musyoka ayaa sheegay in istiraatijiyadiisa uu u arko mid xal u heli karta amni darrada ka taagan dalkaas oo bilaabantay tan iyo markii Ciidamada Kenya gudaha u galeen Soomaaliya sanadkii 2011. \u2018\u2019 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":628,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-627","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-a7","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/627","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=627"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/627\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=627"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=627"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=627"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}